Dr Cabdiqani Qardaawi

Dr Cabdiqani Qardaawi This is an official page of Dr. Abdighani M Ali ( al Qardaawi)

09/14/2026
08/27/2026

Safarka iyo kantaroolada(Dash Cam) safar 200 km ah

08/25/2026

***Qaybta 2aad, waynaynta Nabiga scw***
Nin nabiga u yimi....

08/22/2026

********Waynaynta Nabihga Qaybta 1aad****
Nabiga (scw) in la wayneeyo oo la ixtiraamo, iyo qisadii thaabit ibn qays iyo sida ay saxaabadu u waynayn jirtay

Madaxwayne xasan Shiikh markuu cadaado joogay Caabudwaaq iyo Baraxley waxaa aad ugu dhowaa Caabudwaaq, ma soo booqan mad...
08/18/2026

Madaxwayne xasan Shiikh markuu cadaado joogay Caabudwaaq iyo Baraxley waxaa aad ugu dhowaa Caabudwaaq, ma soo booqan madaxwaynuhu. Waxaa haboonayd inuu soo booqdo maadaama ay ka tirsan tahay galmudug. Waxaa kale oo haboonayd inuu madaxwaynu ballan qaado dhismaha laamiga uu soo maray ee ilaa dhuusamareeb ilaa baraxley, waddadaas oo ay ka muuqatay burbur iyo dayac aad datan taa oo ah halbowlw isku xirta gobolada dhexe

📢 OGAYSIIS | MUXAADAROOYINKAMu'asasada  Al-Minhaaj Foundation for Da’wah and Development waxay  ku wargelinaysaa bulshad...
08/17/2026

📢 OGAYSIIS | MUXAADAROOYINKA

Mu'asasada Al-Minhaaj Foundation for Da’wah and Development waxay ku wargelinaysaa bulshada magaalada Qardho in la qabanayo laba muxaadaro oo muhiim ah oo ku saabsan jacaylka Nabigeenna ﷺ iyo ilaalinta Sunnadiisa.

📚 MUXAADIRADA 1AAD:
🌿 FADLIGA SALLIGA NABIGA ﷺ
(N.N.K.H)

📚 MUXAADIRADA 2AAD:
⚠️ BIDCADA U DABAALDAGGA DHALASHADA NABIGA ﷺ

🎙️ Soo jeedinaya:
Sh. Dr. C/Qani Qaradaawi

📅 Taariikhda: 18/08/2026
🕌 Goobta: Masjidka Cumar Ibnu Khadaab – Qardho
⏰ Waqtiga: Bacda Maqribka

📌 FG: Muxaadarooyinku waxay dhacayaan habeenka Arbacada iyo Khamiista.

📢 U SHARE-GAREE dadka kale si ay iyaguna uga faa’iidaystaan.






08/17/2026

Intii ay dawradu socotay maxay barteen ardaydu

08/15/2026

Xamsa cabdi su'aasha la waydiiyey iyo jawaabta uu bixiyey aad bay u kala fogyihiin, dhegaystayaadhu waxay filayeen in jawaabtiisu la xariirto siyaasadda iyo hogaanka dawladda somalia lakiin wuxuu ka hadlay dadka facebuuga ka maaga iyo caruurtiisa sida ay u arkaan. Jawaabtaasi waxay ku fiicnaan lahayd hadii la waydiiyo ( caruurtaadu markay arkaan adoo baraha bulshada lagaa maagayo maxay ku waydiiyaan?)

 ||Waxaa si rasmi ah u soo gabagabowday Dowradii Xagaaga ee ay soo qabanqaabisay Mu'asasada Alminhaaj, taas oo muddooyin...
08/12/2026

||Waxaa si rasmi ah u soo gabagabowday Dowradii Xagaaga ee ay soo qabanqaabisay Mu'asasada Alminhaaj, taas oo muddooyinkii la soo dhaafay si habsami leh uga socotay Masjidka Al-Raxma – Qardho.
Dowradaan waxaa si gaar ah loogu talagalay ardayda dugsiyada, si ay uga faa'iidaystaan fasaxa xagaaga una geliyaan waqtigooda waxbarasho iyo tarbiyeyn waxtar leh. Intii ay socotay dowradu, ardaydu waxay barteen duruus kala duwan oo ku saabsan Culuumta Shareecada Islaamka, kuwaas oo lagu xoojinayey fahamka saxda ah ee diinta, lagu kobcinaayey akhlaaqda iyo anshaxa suubban, laguna dhiirrigelinayey jacaylka cilmiga iyo ka faa'iidaysiga waqtiga.

Address

Minneapolis, MN
55454

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Cabdiqani Qardaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category