Markazu muttaqiin

Markazu muttaqiin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Markazu muttaqiin, Religious school, Minneapolis, MN.

Madaraso online ah oo aad kaheli karto diini iyo maadiba, macallimiin leh khibrad 8 sano kabadan, casharo duuban iyo kuwa toos laguugu dhigayo, leh shahaadooyin kala duwan.

Learn Anytime, anywhere.Markazu muttaqiin
05/02/2026

Learn Anytime, anywhere.
Markazu muttaqiin

03/01/2026

Waalid ma doonaysaa adiga iyo caruurtaaduba barashada iyo xifdinta quraanka kariimka ah, Higaada, ducooyinka iyo axaadiista rasuulka scw iyo waliba luqada soomaaliga hab online ah oo casri ah.

Waliba Waalidka caruurtiisu udhigto markazka wuxuu helayaa waxbarashao free isla markaana waqtiga ugu haboon ee uu helayo loo dhigayo.
Markazku wuxu qaadanayaa tiro kooban oo arday ah, Fadlan horay isku diiwaan gali oo yaana lagaa hor buuxin.
Wixii faahfaahin ah Nagala soo xiriir whatsapp numberka : +1(612) 655-1549

02/06/2026

๐Œ๐š๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข ๐š๐ฆ๐š ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฆ๐š๐š๐๐ข ๐๐ก๐ข๐ ๐š?

Madooneysaa inaad macalinimada ๐จ๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž-๐ค๐š ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐จ?

Waxaan kuu diyaarinay koorso dhameystiran oo ka kooban: ๐ฉ๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐ข๐ข, ๐ฑ๐š๐ฒ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ๐š๐œ๐ž๐›๐จ๐จ๐ค, ๐ช๐š๐š๐›๐ค๐š ๐ฏ๐ข๐๐ž๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ค๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐จ.

Kafaaiideyso xirfadaada macalinimo, ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐๐š๐›๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐š๐ฅ๐›๐จ.

Nagala Soo xiriir +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿต๐Ÿฌ๐Ÿณ๐Ÿญ๐Ÿณ๐Ÿฌ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฏ / +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿณ๐Ÿฏ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿฒ๐Ÿฑ๐Ÿณ.

10/20/2025

Waa koorso dhameystiran oo hingaada oo qaab carabi ah kubaxeysa, kafaaiideyso oo uga faaiidee ardaydaada, waa koorso kooban oo wadata shahaadadeeda.
Nagala soo xiriir: 907 170 523
Bar oo baro.

08/25/2025

Markazu muttaqiin wuxuu sameeyay qiimo dhimis bisha 1-aad oo bilaash ah.

Waxaadna kubaraneysaa xifdiga quraanka iyo tajwiidkiisa, sidoo kale barashada hingaada, ducooyinka iyo axaadiista rasuulka scw.

Markazu muttaqiin wuxuu qaadanayaa tiro kooban oo arday # # ah, fadlan horey isku diiwaangeli.

Nagala soo xiriir whatsappka hoos kuqoran. +252 907 170 523

08/15/2025

Haddaad dooneyso barashada quraanka, axaadiista, adkaarta iyo maadiba Markazu muttaqiin bey kuugu diyaar yihiin, baro ama bar caruurtaada iyo ehelkaaga.

Nagala soo xiriir : 907 170 523

Madoonaysaa barashada Hingaada, quranka , axaadiista rasuulka scw , soomaaliga, xisabta iyo English
07/10/2025

Madoonaysaa barashada Hingaada, quranka , axaadiista rasuulka scw , soomaaliga, xisabta iyo English

09/14/2023

Hi

Address

Minneapolis, MN

Telephone

+252907804259

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markazu muttaqiin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Markazu muttaqiin:

Shortcuts

Share