Fure Training Center and Consultancy

Fure Training Center and Consultancy Fure Academy is being best Online Academic platform in Management and Family leadership.

Cafwan linkiga ayaan idinka Hilmaamay.Waatan contentska.
09/04/2026

Cafwan linkiga ayaan idinka Hilmaamay.
Waatan contentska.

waa koorso dhamaystrian oo ka hadlaysa aqoonta bangiyadda from Re...

Ma tahay arday Barta Finance and Banking, ma u shaqaysaa bank  ma danaynaysaa inaad hesho Aqoon bangi oo dhamaystiran,  ...
09/04/2026

Ma tahay arday Barta Finance and Banking, ma u shaqaysaa bank ma danaynaysaa inaad hesho Aqoon bangi oo dhamaystiran, Waxaan Ku tabarucayaa oo dhawaan idiin doo gudbinayaa Tababar sare oo wax badan ku kordhin doono Aqoonta bangiyadda, from Retail to Central bank.
Fadlan subscribe oo share gareeya is si dad badan uga faaidaystaan.

waa koorso dhamaystrian oo ka hadlaysa aqoonta bangiyadda from Re...

Ma Jeclaan lahayd inaad si Bilaash ah (free ah) ku barato Mid ka mid ah Tababaradan.   1. Banking And Bank Operations.2....
09/02/2026

Ma Jeclaan lahayd inaad si Bilaash ah (free ah) ku barato Mid ka mid ah Tababaradan.

1. Banking And Bank Operations.
2. Being Entrepreneur and Start You own Business.
3. Professional Management Competence.

Waxaan Jeclaan lahaa inaan Ogaado Midka aad xiisaynaysaan Si aan U go,aamiyo Midka aan Marka h**e Bilaabayo.

Fadlan Comeentka ku Qor 1, 2 ama 3

Mahadsnidin.

https://youtu.be/g3T5NPPTvWc: Getting The most from a group discussion.
09/02/2026

https://youtu.be/g3T5NPPTvWc: Getting The most from a group discussion.

Its Important to understand and get best from a group discussion.

09/01/2026

Maxaa laga Faa’iidaa Guurka.
Is guurisiga Dadka iyo wada noolaanshahoodu wuxuu soo jiray ilaa Nabi Adam (cs) waxaana Feerta bidix ee nabi Adam laga abuuray Xawaa si uu u helo Lammaane iyo wehel nolosha la qaybsada.
ilaa waqtigaa guurku wuxuu ahaa sharci Allaah isugu baneeyay lab iyo dhadig inay si sax ah baahidooda jinsiga ah ku gutaan iyo inay koriyaan dad ka farcama qoyskaas sida sharciga ah ku wada nool.

Guurku wuxuu qofka u yeelaa miisaan, wuxuu geliyaa caafimaad maskaxeed iyo mid jireed, wuxuu baraa nidaamka masuuliyadda, iyo fekerka, wuxuuna u gudbiyaa xaalad horumar mida ugu wayn oo ah inuu helo ubad illaahay idinkii,

Waxaad ogtihiin Dadka dunidda jooga waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay ka shaqeeyaan cibaadadda alle ka dib waa ganacsi, ganacsigana waxa laga shaqaystaa waa badeeco la soo saaro ama shaqo la qabto oo lacag laga helo (product or service
Product iyo Servic-ka waxaa ka shaqeeya waa dad, dadkana waxaa soo saara qoys, marka waxaad arkaysaa in ganacsigana habeen iyo maalin loo soo jeedo si faaiido looga sameeyo qoyskii dadka soo saarayayna la hilmaamo oo muhiimadiisii aan la fahmin.

Marka qoys waxaa laga soo saaraa waxa aduunka ugu qaalisan oo ah dadka, badeecadda iyo waxayaabaha dunida yaal waa la isa siiyaa, la is ammaahiyaa, la isu hibeeyaa, aqristow dad la isa siiyo ma aragtay? Ma maqashay dad la is daymiyay, ama dad beec ah oo qiimo lacageed lagu kala gadanayo.
waxay ila tahay inaad ila fahamtay in qoysku laga helo waxa ugu qiimaha badan dunidda oo ah dadka , sida kaliya ee aad ku heli kartaana waa inaad qoys dhistaa ilaahayna tala saarataa,

Intaa ka dib waxaan soo qaadan doonaa Qodobadda aan is leeyahay waa ugu muhiimsan yihiin ee laga helo Guurka .
La soco Qormada soo socota.

Address

2329 South 9th Street Apt 207
Minneapolis, MN
55406

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fure Training Center and Consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Fure Training Center and Consultancy:

Shortcuts

Share