Abdinoor Slad

Abdinoor Slad

Share

Abdinoor slad

03/06/2023

Habeenka 15aad Ama Kala badhka Shacbaan ka faaโ€™iidaysta. Sidana uga faadayso โค๏ธ

Waa habeen barakeysan Waa habeenka shafeecada iyo habeenka dambi dhaafka. Waa Habeenka ilaah Adoomadisa narta ka xoreeyo
Waa habeenka ducada adoonka la aqbalo

Seen uga faa'iidysanaa.

Habeenka badhtamaha bisha Shacbaan waa habeenka shan iyo tobnaad ee bisha Shacbaan, waana habeenkii qiblada laga wareejiyay baytul maqdas oo loo wareejiyay Kacbada sannadkii 2aad ee hijriyada Nabiga!!

Waxaa laga wariyey Cali Ibnu Abii-dhaalib Rc, Nabiga Scw Wuxuu yidhi (Haddii ay tahay habeenka badhtamaha Shacbaan). , markaas kac habeenkaas oo sooma maalintaas, maxaa yeelay Eebbe wuxuu ku soo dedgi samada adduunyya ilaa Qoraxdu dhacaysa , wuxuuna
Ilaahay dhihi , โ€œ Ma Jiraa qof danbi dhaaf iwaydiisanayaa ? Aan u dambi dhaafee Ma jirtaa cid arzaaq iwaydiisanaysaa aansiyee' Ma jiraa Qof dhibaaraysan oo xanuunsan aan Caafimaad siiyee ? Miyuna jirin Qof waxaa u baahan aan siiyee ? Ilaa gabalku ka dhacayo.

Markaa naftayda iyo idnka akhrisan doona qoralkanba Waxaa lagama maarmaan inoo ah inaan salaatu laylka tukannaa habeenkii, maalintiina soomanaa, sida ku cad axaadiithta

Waxaa fiican maalintan๐Ÿ‘‡
โ–ช๏ธ Soonka
โ–ช๏ธ qubeyska
โ–ช๏ธ Waysada badan
โ–ช๏ธ Ducada
โ–ช๏ธ akhrinta Quraanka
โ–ช๏ธ Ducada, waxaana Alle uga baryeynaa inuu dambigeena dhaafo
โ–ช๏ธ nadiifinta iyo hagaajinta guryaha.

Waxaan kugula talinayaa ๐Ÿ‘‡
โ–ช๏ธ Inaad dhammaan rabitaankaaga ku qorto warqad cad oo aad ku xafido meel gaar ah , deedna aad ilaahay baahiyahaaga oo dhan u sheegto insha-alaah sii sher garee insha-alah Waxaa alga yabaa inaad sabab u noqoto hal qof ood xasusise Mohamed Abdulahi Ahmed

โ–ช๏ธ Way fiicantahay in lagu celceliyo ducada soo socota ๐Ÿ‘‡
โ€œุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ูŠูŽุง ุฐูŽุง ุงู„ู’ู…ูŽู†ู‘ู ูˆูŽู„ูŽุง ูŠูู…ูŽู†ู‘ู ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ูุŒ ูŠูŽุง ุฐูŽุง ุงู„ู’ุฌูŽู„ูŽุงู„ู ูˆูŽุงู„ุฅููƒู’ุฑูŽุงู…ูุŒ ูŠูŽุง ุฐูŽุง ุงู„ุทู‘ูŽูˆู’ู„ู ูˆูŽุงู„ุฅูู†ู’ุนูŽุงู…ู. ู„ูŽุง ุฅูู„ูŽู‡ูŽ ุฅูู„ู‘ูŽุง ุฃูŽู†ู’ุชูŽ ุธูŽู‡ู’ุฑูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽุงุฌูุฆูŠู†ูŽุŒ ูˆูŽุฌูŽุงุฑูŽ ุงู„ู’ู…ูุณู’ุชูŽุฌููŠุฑููŠู†ูŽุŒ ูˆูŽุฃูŽู…ูŽุงู†ูŽ ุงู„ู’ุฎูŽุงุฆููููŠู†ูŽ. ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุฅูู†ู’ ูƒูู†ู’ุชูŽ ูƒูŽุชูŽุจู’ุชูŽู†ููŠ ุนูู†ู’ุฏูŽูƒูŽ ูููŠ ุฃูู…ู‘ู ุงู„ู’ูƒูุชูŽุงุจู ุดูŽู‚ููŠู‘ู‹ุง ุฃูŽูˆู’ ู…ูŽุญู’ุฑููˆู…ู‹ุง ุฃูŽูˆู’ ู…ูŽุทู’ุฑููˆุฏู‹ุง ุฃูŽูˆู’ ู…ูู‚ูŽุชู‘ูŽุฑู‹ุง ุนูŽู„ูŽูŠู‘ูŽ ูููŠ ุงู„ุฑู‘ูุฒู’ู‚ูุŒ ููŽุงู…ู’ุญู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุจูููŽุถู’ู„ููƒูŽ ุดูŽู‚ูŽุงูˆูŽุชููŠ ูˆูŽุญูุฑู’ู…ูŽุงู†ููŠ ูˆูŽุทูŽุฑู’ุฏููŠ ูˆูŽุฅูู‚ู’ุชูŽุงุฑูŽ ุฑูุฒู’ู‚ููŠุŒ ูˆูŽุฃูŽุซู’ุจูุชู’ู†ููŠ ุนูู†ู’ุฏูŽูƒูŽ ูููŠ ุฃูู…ู‘ู ุงู„ู’ูƒูุชูŽุงุจู ุณูŽุนููŠุฏู‹ุง ู…ูŽุฑู’ุฒููˆู‚ู‹ุง ู…ููˆูŽูู‘ูŽู‚ู‹ุง ู„ูู„ู’ุฎูŽูŠู’ุฑูŽุงุชูุŒ ููŽุฅูู†ู‘ูŽูƒูŽ ู‚ูู„ู’ุชูŽ ูˆูŽู‚ูŽูˆู’ู„ููƒูŽ ุงู„ู’ุญูŽู‚ู‘ู ูููŠ ูƒูุชูŽุงุจููƒูŽ ุงู„ู’ู…ูู†ูŽุฒู‘ูŽู„ู ุนูŽู„ูŽู‰ ู„ูุณูŽุงู†ู ู†ูŽุจููŠู‘ููƒูŽ ุงู„ู’ู…ูุฑู’ุณูŽู„ู: ๏ดฟูŠูŽู…ู’ุญููˆ ุงู„ู„ู‡ู ู…ูŽุง ูŠูŽุดูŽุงุกู ูˆูŽูŠูุซู’ุจูุชู ูˆูŽุนูู†ู’ุฏูŽู‡ู ุฃูู…ู‘ู ุงู„ู’ูƒูุชูŽุงุจู๏ดพุŒ ุฅูู„ูŽู‡ููŠ ุจูุงู„ุชู‘ูŽุฌูŽู„ู‘ููŠ ุงู„ู’ุฃูŽุนู’ุธูŽู…ู ูููŠ ู„ูŽูŠู’ู„ูŽุฉู ุงู„ู†ู‘ูุตู’ูู ู…ูู†ู’ ุดูŽู‡ู’ุฑู ุดูŽุนู’ุจูŽุงู†ูŽ ุงู„ู’ู…ููƒูŽุฑู‘ูŽู…ูุŒ ุงู„ู‘ูŽุชููŠ ูŠููู’ุฑูŽู‚ู ูููŠู‡ูŽุง ูƒูู„ู‘ู ุฃูŽู…ู’ุฑู ุญูŽูƒููŠู…ู ูˆูŽูŠูุจู’ุฑูŽู…ูุŒ ุฃูŽู†ู’ ุชูŽูƒู’ุดูููŽ ุนูŽู†ู‘ูŽุง ู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ุจูŽู„ูŽุงุกู ู…ูŽุง ู†ูŽุนู’ู„ูŽู…ู ูˆูŽู…ูŽุง ู„ูŽุง ู†ูŽุนู’ู„ูŽู…ู ูˆูŽู…ูŽุง ุฃูŽู†ู’ุชูŽ ุจูู‡ู ุฃูŽุนู’ู„ูŽู…ูุŒ ุฅูู†ู‘ูŽูƒูŽ ุฃูŽู†ู’ุชูŽ ุงู„ู’ุฃูŽุนูŽุฒู‘ู ุงู„ู’ุฃูŽูƒู’ุฑูŽู…ู. ูˆูŽุตูŽู„ู‘ูŽู‰ ุงู„ู„ู‡ู ุนูŽู„ูŽู‰ ุณูŽูŠู‘ูุฏูู†ูŽุง ู…ูุญูŽู…ู‘ูŽุฏู ุงู„ู†ู‘ูŽุจููŠู‘ู ุงู„ุฃูู…ู‘ููŠู‘ู ูˆูŽุนูŽู„ูŽู‰ ุขู„ูู‡ู ูˆูŽุตูŽุญู’ุจูู‡ู ูˆูŽุณูŽู„ู‘ูŽู…ูŽโ€.

03/05/2023

Marka eey Adduunyadu ciriiri kugu noqoto Qisadaan soo xusuuso!!!

Hadda kahor waxa jiray Aabe dhalay Toddobo caruur ah saddex wiil iyo afar gabdhood....

Wiilkii ugu horreeyay wuxuu dhintay asagoo jiro laba sano iyo dhoowr bilood...

Wiilkii labaad wuxuu dhintay asagoo sanad iyo bar jir ah.....

Wiilkii saddexaad ayaa geeriyooday asagoo jiro 17 bilood.

Gabdhihii ayaa soo weeynaaday....

Mid kamid ah ayaa laguursaday laakin iyadane weey geeriyootay iyadoo 28 jir ah.....

Gabadhii labaad ayaa laguursaday iyadane weey geeriyootay iyadoo 21 jir ah....

Gabadhii saddexaad ayaa laguursaday laakin iyadane k**a dambeeyn oo weey geeriyootay iyadoo 27 jir ah.

Caruurtiisii oo dhan ayuu waayay......

Qaasim....
Cabdullaahi....
Ibraahiim....
Zeeynab....
Ruqiyo.....
Umu Kalthuum...

Maalinta uu adduunkan katagayay waxaa usoo hartay hal gabar oo kaliya waana Faadumo.....

Haddii eey kugu dhacdo dhibaato ama murug waxaan rajeeynayaa in aad qisadaan soo xusuusan doonto inshaa Allaah.

Qisada qofka eey ku dhacday ma aqoonsatay?!

Waa Nabigena Mohammed Scw

02/08/2022
06/22/2021

ู†ุฏูŠ ุงู„ู‚ู„ุนู‡ Nada Algalaa oo Soomaaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด usoo socota.!

Fanaanada caanka ah ee ู†ุฏูŠ ุงู„ู‚ู„ุนู‡ Nada Algalaa oo udabaaldegaysa inay gaadhay 2M oo asxaab ah barteeda Facebook ayaa dhamaablo tiro badan oo hambalyo ah ka heshay dadka Soomaaliyeed waxaanay iyadoo u mahadcelinaysa tidhi

"Salaan iyo qadarin dhamaan ummada ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Soomaaliyeed, waxaan ku faraxsanahay inaan idinla soo xiriiro, dadka ugu fiican, waxaana rajeynayaa inaan dhowaan idin soo booqan doono.. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

05/04/2020

Qor Hadii ay kuu soo baxdo oohin Waxaad Tahay Ruux Lajecelyahay. Kadib Saaxiibkaa ama Saaxiibtaa Aad Jeceshahay sxpkaada

09/06/2019

MUGABE OO GEERIYOODAY

Madaxweynihii h**e Zimbabwe Robert Mugabe ayaa ku geeriyiiday hosbitaal ku yaala Singapore isaga oo 95 sano jir ah.

Mugabe waa uu zanuunsanaa ilaa bishii April, markii uu loo qaaday d8bedda si loogu daweeyo.

Mugabe waxaa xilka si afgambi looga qaaday November 2017-kii, markii uu dalkaasi hoggaanka u hayey sodon sano ka badan.

Want your school to be the top-listed School/college in Johannesburg?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Johannesburg, CA

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Friday 9am - 5pm
Saturday 9am - 5pm
Sunday 9am - 5pm