06/01/2026
Somalia didn’t choose 5% but Hassan Sheikh Mohamud chose it!
When the oil actually starts flowing at scale, Somalia will keep a significantly larger share of the profits. Not the oil companies. Not foreign governments. Somalia.
Opinion | Ismail Osman
https://www.trtafrika.com/english/article/8e531cfd8d49
05/30/2026
Libaan Ahmed Hassan dulaalnimadii qaadka wuxuu ku darsaday foox shidoow 😂 Hassan Sheikh Mohamud waa shidaana shidan habrtii buuq buu ku furay intay muqdisho buuq uga fur lahaayeen, dhuusamareeb buu isaga xawilay…
05/28/2026
Ciid Mubarak Hamza Abdi Barre iyo Hassan Sheikh Mohamud oo khubadii ciida dib ubwada dawanaya!
05/27/2026
Hassan Sheikh Mohamud iyo Hamza Abdi Barre xalay maryo dhiig leh bay kala furteen…ninkii hamse marxuum ahaa balaa qoorta loo geliyey 😂 sxbkiis Mahad Salad baa ka dhex shaqaysanaya.. Ninkii Ahmed Abdi Kaarie qoor qoorna saaka waa hadlay…
Inta qarsoon baa badan toloow maxaa ku xiga?!!!