Warsame Bade

Directions Website Contact the school

Warsame Bade Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warsame Bade, Education, 7760 France Avenue S 11th Floor, MN 55435, Bloomington, MN.

09/28/2026

Business is more than selling products. It’s about building relationships, creating opportunities, and connecting people to markets. 🌍
This is the mission behind Barakah International Halal Expo — bringing entrepreneurs, brands, manufacturers, distributors and investors together under one platform.
📍 Nairobi, Kenya
🌍 Connecting Africa with the global halal economy.
The journey is just beginning.

Waan idin salaamey gacalayaal.
08/24/2026

Waan idin salaamey gacalayaal.

Brussels Belgium 🇧🇪
08/05/2026

Brussels Belgium 🇧🇪

07/13/2026
07/12/2026

Ai ayaa shaqadaada qaadaneysa

Maalmihii la soo dhaafay waxaan ku sugnaa magaalada Beijing, halkaas oo aan kaga qaybgalay kulan heer sare ah oo looga h...
07/02/2026

Maalmihii la soo dhaafay waxaan ku sugnaa magaalada Beijing, halkaas oo aan kaga qaybgalay kulan heer sare ah oo looga hadlayay sida Soomaaliya uga faa’iidaysan karto fursadda Zero Tariff ee Shiinaha. Kulanka waxaa si heer sare ah u soo qabanqaabisay Danjire Hodan Osman Abdi iyo Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha, waxaana sidoo kale ka qaybgalay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan.

Waxaan halkaas ku arkay karti, nidaam, xarago iyo hoggaan heer caalami ah. Danjire Hodan waxay iiga muuqatay hoggaamiye isbeddel-dhalisa, halka Wasiir Jamaalna uu si xooggan u soo bandhigay fursadaha ganacsi iyo maalgashi ee Soomaaliya.

Waxaan ka qaybgalay ama soo qabanqaabiyay kumannaan munaasabadood oo ka dhacay shanta qaaradood, balse faahfaahinta, martigelinta iyo matalaadda qaran ee aan Beijing ku arkay waxay ahaayeen kuwo gaar ah.

Madashani waxay dib ii jeclaysiisay inaan aqoontayda iyo waayo-aragnimadayda ku biiriyo horumarka dadkayga iyo dalkayga.

Mahadsanidiin Danjire Hodan iyo Wasiir Jamaal, hoggaankiinna iyo sida sharafta leh ee aad Soomaaliya ugu matashaan fagaarayaasha caalamiga ah. 🇸🇴🇨🇳

06/27/2026
06/20/2026

Maxaan China Ku Arkey?

Alhamdulillah threw back 2022
05/30/2026

Alhamdulillah threw back 2022

Address

7760 France Avenue S 11th Floor, MN 55435
Bloomington, MN
00600

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsame Bade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Warsame Bade:

Shortcuts

Share

Category