11/08/2024
Guddoomiyaha Ardayda JSL ee Dalka Uganda Khadar Saleban Xaaji aya Casuumad Sagootin ah u sameeyay Wafti ka socday Wasaarada Macdanta iyo Tamarta JSL iyo Komishanka Tamarta oo Uganda maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Dalka Uganda.