Xalane Abshir Cabdi

Xalane Abshir Cabdi

Share

Story

04/04/2023

Xaalad walbo aad kusugan tahay wax waad qabsan kartaa .
Masha alah gabadhan alah ufududeyo

04/04/2023

Lakala adkaay

07/12/2021

Madaxwaynaha tiktok iyo teamkisa howl adag ayay hayan allah ufududeeyo 👍👍

26/11/2021

doorashada dadban eee dabran oo soomaliya kabilaabatay ee xor iyo xalaasha .

25/11/2021

Waa in aaan isgarabsana iscaawina inta aan isku bahanahay abaaraha sanadkan saamayn wayn ayay leeyihin dad iyo duunyaba way saameyen .
Noqo qof bulshadiisa caawiya

Photos from Xalane Abshir Cabdi's post 24/11/2021

Xaalada biyo la'aanta Qaar kamida degaanada G Togdheer.
Allow raxmadada nala soogaar

Photos from Xalane Abshir Cabdi's post 21/11/2021

Yaaa alah somalidu marwalba waxay isku gurmadan marka xoolahu dhamadan dadka ay baaba aaan kuhanti beelan cayrooban dhaman shacabka soomaliyed waa inay isku gurmadan si loobadbaadiyo duunyada iyo dadkaba .
Allow abaarta adaa keenay adaana naga qaadi karo nabaxnaani roob lagu diirsado haradkana uga baxno nooken aaaaamin aaaamin

21/11/2021

Maanta waa maalintii Macalinka ama Baraha Soomaaliyeed sidaas darteed ma jiraa Macalin kugu leh Xusuus Gooni ah ama kuusoo Abaabiyey si aad iyo aad u wanaagsan oo aadan iloobi karin illaa iyo hadda.

21/11/2021

Africa waxad ku arkaysaa rag 30 sano gaaray marwalba wuxuu kaga sheekeynaa marekan sanadkan wuxu qaada dad badan canada dad soo codsatay iyo yurub ayaa dad badan qaaadaysa malinta jimcaha facebook aroos marka uu kuarko dhalinyaro aqal galaysa wuxuu kuleeyahay sidey isku dhaqayaan oo maxaa kagalay asaga inuu shaqaystana lagama yaabo inuu guursadana warkeeda hasheegin .
dhanka siyaasada markay kahadlayan waxay marwalba eeda dusha usaarayaan dadka xilka haya bal ayaga horta noloshooda isbadal haku sameeyan midkale intaysan ka hadlin .
Rag badano asaxabtayda isoo wici doona oo idhihi doona dhaga hadalka inaga daah ...😳😳✋✋

Photos from Xalane Abshir Cabdi's post 21/11/2021

Ilaahay naxariistiisa janno haka waraabiyo saaxiibkeen, waxaa gurigiisa saxdaa lageeyay wariye c.casiis afrika geeri loo Siman laakiin kala xanuun badan.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.

20/11/2021

✅Fadlan intaa lacag ku bixin laheed,Barnaamij ay soo abaabuleen shaqsiyaad is-fahansan oo lacag doon ah.
✅Lacagta uu alle ku siiyay ku sadaqeyso Somalida haraadka u dhimaneysa.Aduun iyo Aakhiro taas ayaa ku anfaceysa.
✅Hawiye iyo Daarood micno uguma fadhiyo ciyaar Yurub Ceyr ku qaada oo TikTok dhexdiisa Dam-Bas isku marinaya,Baaquli Madaxa isku galinaaya.

Want your school to be the top-listed School/college in Kampala?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kampala