HADALKAAN MAKU SAXAN YAHAY NINKAAN?!
゚viralシfypシ゚viralシalシ
Eid
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eid, Education Website, Kampala.
WAR- SAXAAFADEED.
Sheikh mustafe " xasuusnoow geerida"
، سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته الله استغفر الله استغفر الله العظيم😍🥰😍
ABWAAN HADAL WANAAJIYE🤍
😍🤩💞
12/03/2024
XAQIIQDA NOLOSHA
Midkasto Oo ka mid ah qubuurahaan waxaa ku Aasan qof Maalmihiisii dunida siyaabo kala gadisan usoo mareen farxad iyo murugo.
Waxaa la hubaa dadkaan iyaguna in sideena oo kale ay maalin uun ka daawanayeen shaashadaha ama goob joog u Ahaayeen dad hortooda un la oofsaday oo la Aasay sida Aan anaguba sameyno oo kale ayey iyaguba sameyn jireen.
Hurdada ayey kaso toosi jireen wajiga ayey dhaqan jireen wey quraacan jireen howlahooda ayey ukala foofi jireen waxbay baran jireen ama way ciyaari jireen... Qofkasta wuxuu lahaa dad qaraabo ama saaxiibo uu Aad ujeclaa iyo kuwo habdhaqankoodii uu Aad ula dhacsanaa oo uu ku dayan jirey dabecadahooda waxay dhamaan dadkaasi lahayèn guryo, beero, xarumo shaqo iyo hanti kale
Waxay udabaal dagi jireen munaasabadaha ciidaha xalfadaha aroosyada iyo maalmaha kale ee qaranka loo dabaal d**o sidoo kale waxay sanado badan soo xuseen sanad guurooyinkii maalinta dhalashadooda laakiin waxaa nasiib daro weyn ah inay intooda badan dadkaasi marnaba qalbiyadooda kusoo dhicin dadka iyaga ka dambeeya ay xusi doonaan malinta dhimashadooda🥲
SOODHA WAADA ZHPYL 🔥🙋♂️🔥
Eid
Don't compare yourself with anyone in this world. If you do so, you are insulting yourself.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Culinary Team
Attire
Website
Address
Kampala