13/12/2023
Ugu horreyn Alhamdulillah, Waxaa mahad iska leh Allihii inoo suura geliyay inaan qabano tartan aqooneed ee ku salaysan Diinta Islaamka.
Tartankan ayaa ahaa mid aad iyo aad u xiiso bdn kaas oo ka dhexeeyay 3 group oo kala ahaa:
1. Abubaker Al-Saddeq Group
2. Khadija Bint Khuweilad Group
3. Abdullahi Bin Abbas Group
Tartan oo fikirkiisu lahaa Mo’allim-ka dugsiga Daressalam ee kansanga Mo’allim Abdirahman Mayow Ahmed ayaa lagu guuleystay qabashadiisa.
Tartankan ayaan ugu tala galnay inaan ku dhisno ardada hadda so koreysa si ay wax bdn ugu bartaan Diintooda Islaamka
Tartaan ayaa ka qabsoomay xaafada Nabutiti, Kansanga ee caasimada Kampala, Uganda
Wuxuu ahaa tartankii ugu horreeyay ee loo qabta ardada ayaa si heer sare ah loogu guuleystay ka dib markii diyaarin fara bdn ay qaadatay.
Daawasho wacan