Haqab-tire scholarship

Haqab-tire scholarship Haqab-tire scholarship Ma tahay Arday dhameeyey Dugsiga sare, ama Jamacada oo doonaya inu helo fursad waxbarasho oo bilasha ah heerkeeduna sareeyo.

Hadaba Anagoo ah Ardaydii sanadkii h**e deeqda waxbarasho ka heshay jamacadaha dalka Taiwan waxaan idinka caawin doona sidii aad si fudud ugu heli lahayd scholarshipka dawlada iyo jaamacada taiwan ay bixinayaan sanadkan 2022 Wixi faahfaahin dheerada nagala soo xidhiidh numberadan . Whatsupp only
+886 0905179924 / +886 0905172564 / +886 0905247841 /+886 0905179624

Dhamaan Ardayda Somaliland Ee Jecel In ay Ka Faa’idaystaan Deeqda Waxbarasho Ee Dalka Taiwan Waxan idinka Saacidi Doona ...
25/01/2022

Dhamaan Ardayda Somaliland Ee Jecel In ay Ka Faa’idaystaan Deeqda Waxbarasho Ee Dalka Taiwan Waxan idinka Saacidi Doona Sidii aad Si Fudud Ugu Hali Lahayeen Deeqdan waxbarasho gaar ahaan Kuliyadan Hoos Ku Xusan.
Department of Engineering: Bachelor/master
 Construction and Civil Engineering
 Electrical Engineering
 Mechanical Engineering
 Industrial Engineering
Department of computer science: Bachelor/ master
 Software Engineering
 Artificial Intelligent
 Networking
Depart of health bachelor/ Master
 Medicine
 Public Health
 Nursing
 Nutrition
 Dental Technology
 Pharmacology
 Laboratory and Biotechnology
Department of Business administration
 International Business Administration Program(IMBA) Master Only
 International Bachelor Program of Agribusiness(IBPA)
Other faculties for the master’s program.
 Education
 Journalism and Communication Study
 Veterinary Medicine
 Agriculture
For more information please contact us:
+252 653160253
+886 905179924
+886 905247841

Ma tahay Arday Dhameeye Dugsiga Sare, ama Jamacada oo Donaya inu Helo Fursad Waxbaraho oo Bilasha ah Heerkeeduna Sareeyo...
02/01/2022

Ma tahay Arday Dhameeye Dugsiga Sare, ama Jamacada oo Donaya inu Helo Fursad Waxbaraho oo Bilasha ah Heerkeeduna Sareeyo. Hadaba Anagoo ah Ardaydii kalh**e Deeqda Waxbarasho ka Heshay Dalka Taiwan waxaan Halkan Doonaynaa in aan ka Saacidno Ardayda Jecel in ay ka Faa'idaystaan Deeqahan Waxbarasho.
Hadaba Wixii Faahfaahina Waxaad Nagala Soo Xidhiidh kartaa WhatsApp Number: +886 905179924 / +886 905247841 / +252 653160253 / +252 634822375

Address

Zhongshan District

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haqab-tire scholarship posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Haqab-tire scholarship:

Shortcuts

Share

Category