Ururka Midowga Ardayda Soomaliyeed Ee Sakarya-Turkiga

Ururka Midowga Ardayda Soomaliyeed Ee Sakarya-Turkiga Ku soo dhawaaw UMASES. Kala soco faafaahin wax barasho ee dalka Türki-ga, iyo deeqaha waxbarsho.

1’da August 2014 ayaa la aasaasay Pageka Ururka Midowga Ardayda Soomaliyeed Ee Sakarya oo ahaa markii h**e magacan (SSS)

Halkan waxaa ku xiran dhamaan Ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Rer Sakarya oo pagekan maamulkiisa iska leh, sidoo kale halkan waxaa ku xiran Arday badan oo dunida wax ka kala barta, kuwaas oo fariimo badan is dhaafsana anagoo halkan si wanaagsan fariimahena kula helna, fari

imahas oo ah kuwa ku saabsan dhanka waxbarashada, pagekan Arday galiya kuma xirna waxaa ku xiran bulsho farabadan ha u badnaadan bulshada Soomaaliyeed, sidoo kale pagekeena waxaa ku xiran Arday kale oo Ajanabi ah kuwaas oo iniga la soo xarira marka ay rawaan Deeqda Turkiga qababka ay u heli garaan anaga waan kaa saacidnaa qof walba waxbarasho rawo haduu yahay Soomaali iyo haduu yahay Ajanabi, pagekan baahida inoo geysay waxay aheed markii aan arganay baahida la iskula qabo in qof Arday ah oo doonaya Gobalkan ama guud ahaan inuu wax ka barta Dalka Turkiga in uu sifudud ugu heli karo barta Bulshada ee Facebook, waxaana diyaar u nahay qof walba oo Soomaali ah haka yimaado meesha uu rawo in aan kaa saa cidno intii tabarteena ah oo gacmo furan ku soo dhaweyno, mar walbana soo dhawaada waa ina waydiin kartaan su'aalihiina si fudud ayaa jawaab idinku siin doonaa Insha Allah.

Eid said dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan umada somaliyed waxaan idinla qeybsaneynaa farxada Eida
29/03/2025

Eid said dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan umada somaliyed waxaan idinla qeybsaneynaa farxada Eida

Waxaa kulan qiimo badan oo afur wadareed ahaa oo ay soo qaban qaabiyen gudiga cusub ee UMASES kaas oo ay kasoo qeybgalee...
24/03/2025

Waxaa kulan qiimo badan oo afur wadareed ahaa oo ay soo qaban qaabiyen gudiga cusub ee UMASES kaas oo ay kasoo qeybgaleen ardayada soomaliyeed ee magalada sakarya , aad bey umahadsanyihiin ardaydii kasoo qeyb gashay kullankas qiimaha badnaa , kullamada intaa kuma ekaan doonan waxaana rajeynaa inaad lashaqeyn doontaan gudiga cusub ee UMASES

Jaamacada Sakarya University(SAU), waxay furmi doontaa 30/Sep/2024.
22/08/2024

Jaamacada Sakarya University(SAU), waxay furmi doontaa 30/Sep/2024.

Ardadii xareesatay Jaamacada Sakarya University (SAÜ), natiijada aqbalaada waa lagu dhowaaqey.                          ...
25/07/2024

Ardadii xareesatay Jaamacada Sakarya University (SAÜ), natiijada aqbalaada waa lagu dhowaaqey. Dhamaan inta xareeysatay waxaan u rajeenaayaa guul.

Ogeysiis Muhiim ah!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
22/07/2024

Ogeysiis Muhiim ah!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Aradada sanadkaan qalanjabinysa, dharka qalanjabinta waxay ka doonan karaan Siyasal Bilgiler  Fakültesi kafeteri-ga kuya...
21/07/2024

Aradada sanadkaan qalanjabinysa, dharka qalanjabinta waxay ka doonan karaan Siyasal Bilgiler Fakültesi kafeteri-ga kuyaala.
Not: lacagtuna waa 500Tl.

Dhamaan aradada reer Sakarya waxay hamblyo udirayaan dhamaan umada muslimiinta meel walba ay kunool waxay leeyihiin  Ham...
15/06/2024

Dhamaan aradada reer Sakarya waxay hamblyo udirayaan dhamaan umada muslimiinta meel walba ay kunool waxay leeyihiin Hambalyo Hamblyo. Beri salaada ciida Magaalada Sakarya waxaa la tukan doonaa 06:02. Dhamaan aradada beri Sakarya ku ciidi doonta waxaan usheegaynaa in beri kuso tukadaan masaajidka kampuska. Salaada kadip kullan wada ciideysi ayaa inoo jiri doono; kullaankaas oo isugu jiro macasalaameen aradada bixi doonta iyo sodhowen aradad cusub kullanka wuxuu lasocdaa buskut, xalwo, baklava, cabitaano, iyo macmacano kale. Dhamaantiin waa cazuumantihiin Hablo iyo wiilalba.

Ururuka Midowga Aradyda Somaliyeed ee Sakarya(UMASES)Sawiro  #2
26/04/2024

Ururuka Midowga Aradyda Somaliyeed ee Sakarya(UMASES)
Sawiro #2

Ururka Aradyda Somaliyeed ee Sakarya ayaa kaqeebgalay barnaamij is dhexgal ah, oo ay soo qabanqaabiyeen Jaamacada Sakary...
26/04/2024

Ururka Aradyda Somaliyeed ee Sakarya ayaa kaqeebgalay barnaamij is dhexgal ah, oo ay soo qabanqaabiyeen Jaamacada Sakarya iyo Dowlada hoose ee Magalaada Sakarya. Ardayda Somaaliyeed ee kunool magaalada Sakarya ayaa soo bandhigay dharka hiddaha iyo dhaqanka iyo alaabihii h**e ee Somalidu isticmaali jireen.

11/04/2024

Eid_Mubarak, day 2.
Hambalyada Ardayda Reer Sakarya, Türkey.

Dhamaan ardada reer Sakarya waxaa la ogeysiinaayaa in cawada goorsheektadu markay tahay 07:30, uu inoo jiri doono kullan...
10/04/2024

Dhamaan ardada reer Sakarya waxaa la ogeysiinaayaa in cawada goorsheektadu markay tahay 07:30, uu inoo jiri doono kullan aradada dhexdooda ah oo farxada ciida ah (Bayramlaşma programi), dhamaantiin waa cazuumantihiin. Goobtu waa Necip Fazil kisakurek Öğrenci Yurdu.

⏰Bayramlaşma: 07:30
📍Yer: Necip Fazil Kiskürek yurdu qeebta danbe beerta Halı Saha (Çardaklar).
🗒️Not: Tatlı ikramımız olacaktır.

_(Necip Fazıl Kısakürek Yurdu)_

Qaar kamid ah ardada reer Sakarya oo idinleh Ciid Wanaagsan. Ciidaan ciideeda ilaahay si nabad ah hanugu gaarsiiyo.
10/04/2024

Qaar kamid ah ardada reer Sakarya oo idinleh Ciid Wanaagsan. Ciidaan ciideeda ilaahay si nabad ah hanugu gaarsiiyo.

Address

Esentepe Kampüsü, Sakarya Üniversitesi, 54187 Serdivan/Sakarya
Sakarya
UMASES

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+905526791054

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Midowga Ardayda Soomaliyeed Ee Sakarya-Turkiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ururka Midowga Ardayda Soomaliyeed Ee Sakarya-Turkiga:

Shortcuts

Share

Category