14/07/2026
• CULTURE DAY – GIRLS ONLY! ✨
Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Istanbul (UASI) wuxuu ku casuumayaa dhammaan gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool Istanbul inay nagala soo qaybgalaan Maalinta Dhaqanka, oo lagu xusayo hidaha, dhaqanka iyo midnimada gabdhaha Soomaaliyeed. 🩵
👗 Dress Code: Dharka dhaqanka Soomaaliyeed (Dirac, Guntiino, Garbasaar ama dhar dhaqameed kale).
📅 15 July Arbaco
🕛 13:00–18:00
📍 Neslişah Kültür Merkezi
Ha moogaan—waan ku sugaynaa! 🌸