11/05/2016
Ogaysiis
Kaafi group waxay ogaysinaysa dhamaan ardayda geeska africa gaar ahan ardayda Somalia iyo Puntland , in dib loo furay waxbarashadi heerka jamacdeed ee dalwaynaha turkey haddaba waxa ardyda la xasusinaya in ay jamacaduhu furnanayaan wakhti xadidan ardayda international kuna xadidanana doonan haddaba ciddi daynaynsana waxa diyar kuu ah shirkadda kaafi group oo kaa caawin doonta :
1.Inaad heshid qiima dhimis 75% , 50% .
2.In aad heshid facultiga aad xiisaynayso .
3.Soo saarista ADMISSION .
4.Process ka visa.
5.Registration ka
6.Qaadashada Residence Permit ka
7.Qaadashada Health Insurance ka
8.And others
haddaba haddi macluumaad dheeri ah u bahantahay nagala soo xidhiidh numbaraata iyo emailada hoos ku xusan .
Istanbul Office
Mobile: 00905383878572 / 00905535217614(Viber & Whatsapp )
Email : [email protected]
Mogadishu Office
Mobile : 00252612111217
Alla mahad iska leh