Taajir Academy

Taajir Academy Ujeedka loo Asaasay ayaa ah in machadku soo saaro Dhalinyaro Proffession

Tajir Academy waa machad lagu barto cilmiga Forex qaybihiisa kala duwan , waxaana Asaasay Aqoon-yahanno Somaliyeed oo ku xeel-dheer Trading-ka gaar ahaan Suuqa caalamiga ah ee Forex.

11/06/2025

Maka war haysaa in CPI ay maanta soo baxayso. is-update garee ka hor inta aadan wax trade ah galinn.

La sii wadaag saaxiibadaa.

11/06/2025

Maanta CPI ayaa la filayaa ee maka war haysaa ? Maxaa kale oo ka cusub suuq-yada kaga bogo barnaamijkan kooban.

Adoo daawan barnaamijkan ha trade garayn.

La sii wadaag saaxiibadaa.

10/06/2025

Barmaamijkan oo maalmaha suuqa uu furan-yahay soo gali doona , waxaan ku soo qaadan doonnaa dhacdooyinkii u danbeeyay ee suuqa oo ay ku jirta falaqaynta lacagaha iyo assets kale ee la Trade gareeyo . Adoon update iska dhigin suuqa ha galin.

La sii wadaag saaxiibadaa.

FTMO Sidee Akoon CHALLANGE ah looga Furtaa ? FULL REVIEW
25/12/2023

FTMO Sidee Akoon CHALLANGE ah looga Furtaa ? FULL REVIEW

Muuqaalkan kooban oo marar kala duwan nalaga codsaday waxaad ku daawan doontaa sida akoon Challange ah looga furto FTMO oo ah shirkadda ugu sumcadda badan Pr...

Barnaamijkan oo aad u kooban waxaan ku soo qaadanaynaa Shirkadaha kala ah MyfundedFX iyo theFundeTrader oo bilaabay in w...
09/10/2023

Barnaamijkan oo aad u kooban waxaan ku soo qaadanaynaa Shirkadaha kala ah MyfundedFX iyo theFundeTrader oo bilaabay in wax ka badalaan websayadooda.

Barnaamijkan oo aad u kooban waxaan ku soo qaadanaynaa Shirkadaha kala ah MyfundedFX iyo theFundeTrader oo bilaabay in wax ka badalaan websayadooda.Hadii aad...

Maanta Maxaa ka dhacay Taajir Academy oo Sawirro ah.
22/05/2023

Maanta Maxaa ka dhacay Taajir Academy oo Sawirro ah.

Labo akoon challange ayaan maalin gudaheed ku baasiinay .Hadii Aad rabto inaad si Free ah noola trade garayso ku soo bii...
11/05/2023

Labo akoon challange ayaan maalin gudaheed ku baasiinay .

Hadii Aad rabto inaad si Free ah noola trade garayso ku soo biir Telegramkeena

Telegram : https://t.me/fxcoaching

Uma Baahnid in qof kale uu akoon ku furo . Adiga ayaa  furan kara Hoos ka daawo SIDA REAL AKOON LOO FURTO .
07/05/2023

Uma Baahnid in qof kale uu akoon ku furo . Adiga ayaa furan kara Hoos ka daawo SIDA REAL AKOON LOO FURTO .

Casharkan kooban waxaad ku baranaysaa sidii aad uga maarmi lahayd in akoon uu qof kale kuu furo , isla markaana aad awood u yeelato sidii aad u furan lahayd ...

Fursad Qaali ah .Hadii lacagta kuugu jirta Akoonkaaga  ay kugu yar-tahay hadaba Brokerka  Fxprimus waxa uu ku siinaya LA...
06/05/2023

Fursad Qaali ah .

Hadii lacagta kuugu jirta Akoonkaaga ay kugu yar-tahay hadaba Brokerka Fxprimus waxa uu ku siinaya LACAG BONUS AH oo aad ku Trade garayso oo gaaraysa 35%.

Tusaale hadii 100 Dollar ay akoonka kugu jirto waxa uu kugu darayaa $35 oo dheeri ah . Sidoo kale Hadii akoonka ay kugu jirto $1000 Waxa uu kugu darayaa $350 oo dheeri.

Si aad Trade yo badan u qaadan karto ka fa’idayso fursaddan. Hadii aad akoon cusub rabto Linkiga Hoos iska diiwaan gali oo lacag ka qaado Fxprimus.

https://clients.fxprimus.com/en/register?ref=40959309

Wixi kugu soo Adkaada nala soo hadal WhatsApp : +905421607945

17/04/2023

Ma ogtahay waxyaabaha Asbucan ka dhici doona Suuqyada caalamiga ah . Halkan ka daawo .

Ha ilaawin inaad ku soo biirto Telegram keena

LIN : https://t.me/fxcoaching

Address

Aksaray
Istanbul

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taajir Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Taajir Academy:

Shortcuts

Share

Category