ILA GOOB

ILA GOOB HADAAD HAWADA SARE DEGI KARIN
YAA KAA XIGA INAAD KA AG DHAWAATO
SI AAD U NOQOTO KII BARI HANAN LAHA

  MACQUUL AH INA SIRO IYO ARIMO SAAXIBOKale duwan kula wadaagaan Wakhtiyo kala duwan hadaba Noqo mid aan u kala dusin am...
06/02/2022

MACQUUL AH INA SIRO IYO ARIMO SAAXIBO
Kale duwan kula wadaagaan
Wakhtiyo kala duwan hadaba
Noqo mid aan u kala dusin ama aan la wadagin qofna
Kaliya mid wal ba u dhawr goonidiisa

ha ilaawin SIRTA IYO CEEBAHA dad ka
Inay diinteenu meel weyn ka istaag santahay

  hadalkan suu idin la'yahay
13/12/2020

hadalkan suu idin la'yahay

"WAXYAABAHA kugu soo lalaabta goortii Aad u fiirsato xigmad ayaa kaaga soo baxay SU'AAL ka dib "Hadaba su'aasha ku badi ...
10/11/2020

"WAXYAABAHA kugu soo lalaabta goortii Aad u fiirsato xigmad ayaa kaaga soo baxay SU'AAL ka dib "
Hadaba su'aasha ku badi naftaada

fikir kaad aduu Abuurtay qasab MA'AHA u mana baahna ADIGA uuni inaad gacanta ku hayso si uu midho dhalo BALSE waxaan lag...
11/06/2020

fikir kaad aduu Abuurtay qasab MA'AHA u mana baahna ADIGA uuni inaad gacanta ku hayso si uu midho dhalo BALSE waxaan laga yaaba ku jiritaankaagu inuu madhalays la dhigo

Ma is waydiisay wali maxaan u nacayama aan ugu waji xumahay sidii anoo xanaaqsan shaqsiga????
11/06/2020

Ma is waydiisay wali maxaan u nacayama aan ugu waji xumahay sidii anoo xanaaqsan shaqsiga????

HADBA HAMIGAAGU INTUU SAREEYO AYUUM BAAD TAYAY
28/05/2020

HADBA HAMIGAAGU INTUU SAREEYO AYUUM BAAD TAYAY

GUUSHA WAXAY U BAAHAN TAHAY KU DAADALID
28/05/2020

GUUSHA WAXAY U BAAHAN TAHAY KU DAADALID

HAMIGA SARE
28/05/2020

HAMIGA SARE

28/05/2020

ILA GOOB

GOBAY WAXAAN GOOBAYA
ADIGUNA KAALAY ILA GOOB
GUNTIDA HAAN U XIDHANA E
GEEDIYOW ADIGUNA ILA GOOB
HAANU WADA GUULAYSANE
KAALAY ILA GAAF WAREEG
GUNTIDA DHISHA U XIDHANEE
GAYAAN KEENA HAAN HIIGSANE
GAYIGA HAAN GOOBAABINE
GACMAHA HAAN IS QABSANEE
GUULE'HEEN HAAN GARABSANEE
GEEDIYOW KAALAY ILA GOOB
GEDIGEEN DUNIDA HA U KUURGALEE
GOBTEENA TUSAALE HAA U NOQONE
GOLE MIIGAN HAAN DHISNEE
GOBANIMO HAAN KU SOOREE
GEEDIYOW KAALAY ILA GOOB
GEEDIYOW IFTIINKA HAAN WADA HANANE

RAMADAN KAN SUGAYNOOWRAXMAAN UU NOO HIBEEYOOW RUGNIGII ISLAAMKOOW KU RAAGSANAY OO KUU RAXLAYNAYERAYRAYN KU SOO DHAWOOW R...
23/04/2020

RAMADAN KAN SUGAYNOOW
RAXMAAN UU NOO HIBEEYOOW
RUGNIGII ISLAAMKOOW
KU RAAGSANAY OO KUU RAXLAYNAYE
RAYRAYN KU SOO DHAWOOW
RABOW RAXMADAADA RABOW INOO DOOJI
RAFIIQ INAGALA DHIG NABIGA UDGONA SCW 1441 hijra

 ? ?  ? Cudurkani waxaa markii ugu horeyday laga helay magalada   ee dalka   waa magaalo ay ku noolyihiin ku dhawad  .wa...
16/03/2020

?

?

?

Cudurkani waxaa markii ugu horeyday laga helay magalada ee dalka waa magaalo ay ku noolyihiin ku dhawad .
waxa uu lee Yahay Cudurkan Magacyo badan sida (coronavirus, 2019-nCoV, Wuhan virus.).

Virus-kani waxaa u ka dilaacay kawaan ku yaalo magaladasi lagu iibiyo ama lagu qalo xayawanada ay isticmalaan bulsha-weynta Shiinaha

Culumada seyniska waxeey shegeen in cudurkani yahay (Zoonotic), o ah in viruskani xayawanka ka so gudbo una so gudbo bini'aadanka sido kale Culumada seyniska waxeey shegeen in cudurkani laga qaaday ama sababay qaar kamid ah xayawaanada lagu iibinayay kawaanka. sida fidmeerta, dofaarka masaska eeyaha iyo xawayano kale.

waxeey shegtay in cudurkani yahay (Pandemic) dunida o dhan.

Sido kale waxey shegtay in cudurkani laga helay , and kuwaas o an muwaadhinintoodu usafrin dalka .

Viruskani waxuu sababa waxa lo yaqaan Severe Acute Respirtory syndrome (SARS) ama Middle East Respirtory Syndrome(MERS).
Waxuu aad usameyaa habdhiska hawa-mareenka (Respiratory tract).

(symptoms-ka)

-qandho(fever)
-madax-xanuun(headache)
-qofac an qoyan wadan(dry cough)
-qoyaan sanka(runny nose)

ku faafi karaa cudurkani? (How to spread?)

-hindhisada ama qufaca
-qofkii in ad taabato ama gacanta ku salaanto
-inaa taabato shay ama meel virusku ka dhawyahay
-Iyo wax yaalo kale.

maleeyahay??
-Maya wax daawo ah malahan viruskani xataa calamadaha qofku la imaanayo wey kala duwanyihin madaamo virus wajiyo badanyahay.
Waana sababta an daawadiisa lo heleyn.
Alle (swc) ayaan ka magan galnay anaga iyo intii muslimiin ah.

Intaas hadii kaga so gudbo qoralka virus-kani
Somaliya marka lafiiriyo waa wadan hadda so korayo awood sida uweyn umalahan ka hortag iyo kadaba tag intaba.
Sido kale waxeyna ognahay in dalka china wax ka barato arday badan somalia ah sido kalane ay somali badani ganacsiyo kala duwan ujogaan.

1: Makula tahay in laxakameyn karo isku socodka labada wadan??
2: wasaarada caafimad ma udiyaar garowday masiibada viruskani??.
3:kaalin intee le'eg ayey dhaqatiirta somaliyed ka qaadan karaan wacyiga viruskani.??

Alle swc waxaan ka baryeynaa in cudurkani naga hayo.

FG: Ka hor taga waa kan alle swc lkn wa lagama maarmaan in dowladu qorshe keento.

ILAAHOW UMADA MUSLIMKA AH KABADBAADI ilaahow somalida kudhaqan china kabadbaadi iyagana 😥😥
Mohamed ali

Address

Istanbul
34080

Telephone

+905527986895

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ILA GOOB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to ILA GOOB:

Shortcuts

Share

Category