Dalmar Enterprise

Dalmar Enterprise Shirkadda dalmar Enterprise waa Shirkad Soomaliyeed oo Fadhigeedu yahay dalka , isla marka

15/06/2025

Celebrating my 5th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

Shirkada DALMAR ENTERPRISE waxay idin haysaaah Visa Dalka Turkey  VISAHA ARDAYNIMADA VISA DALXISKA Wixii faah fahin ah l...
12/04/2025

Shirkada DALMAR ENTERPRISE waxay idin haysaaah Visa Dalka Turkey

VISAHA ARDAYNIMADA
VISA DALXISKA

Wixii faah fahin ah la xirir Numberkan
907 751 899
+905319002597

Ogaysiis muhiim ah  Dhamaan ardayda Soomaliyeed Ee dhamaysay Dugsiga Sare. Danay naysana in Ay wax barashu u aado Dalka ...
06/11/2021

Ogaysiis muhiim ah

Dhamaan ardayda Soomaliyeed Ee dhamaysay Dugsiga Sare. Danay naysana in Ay wax barashu u aado Dalka Turkey waxaa la ogaysiinayaaah
In shirkada Dalmar Enterprise oo aad uga barateen adeeg hufan iyo qiima jaban. Ay kuu sameeyay qiiima dhimis balaadhan .
Hadaba Hamoogaan fursadaan Ee la xiriri xafiiska kugu dhow Ee shirkada

Kala xidhiidh:
+252 63 4692297 hargeysa
+252 61 9617203 garowe
+252618888850 Mogadishu
+252 63 4747213 burco
+252 63 4034972 lascanod
+252 90 7683873 galkacyo

Instagram

Qiime dhimis balaadhan ayay shirkada Dalmar Enterprise kuugu sameysay dhamaan adeegyadii ay bixin jirtay sida visayaasha...
27/10/2021

Qiime dhimis balaadhan ayay shirkada Dalmar Enterprise kuugu sameysay dhamaan adeegyadii ay bixin jirtay sida visayaasha wax barasho, dalxiis iyo caafimaad ee dalka turkiga.

Kala xidhiidh:
+252 63 4692297 hargeysa
+252 61 9617203 garowe
+252 63 4747213 burco
+252 63 4034972 lascanod
+252 90 7683873 galkacyo

Instagram

Dhamaan Howl Wadeenada Shirkada Dalmar Enterprise  waxay Hanbalyo  Meher  U Dirayaan Abdirahman Ali Ahmed Noor  iyo Nimc...
17/09/2021

Dhamaan Howl Wadeenada Shirkada Dalmar Enterprise waxay Hanbalyo Meher U Dirayaan Abdirahman Ali Ahmed Noor iyo Nimco Mohmed Xirsi oo Meherkoodo Manta ka dhacay Xarunta Gobolka Sool Laascaanood

Waxaan Leenahay Noqda Reerkii Barakooba.

  Enterprise   Office   Arts
24/08/2021

Enterprise
Office
Arts

Ogaysis Shirkadda Dalmar Enterprise waxay ogaysiineysaa bulshada Soomaaliyeed ee shirkaddu u adeegto in dhammaan xafiisy...
18/07/2021

Ogaysis
Shirkadda Dalmar Enterprise waxay ogaysiineysaa bulshada Soomaaliyeed ee shirkaddu u adeegto in dhammaan xafiisyada shirkaddu ay xirnaan doonaan beri oo soon ah iyo saddexda beri ee munaasibadda ciidul Adxaa.

Waxaa sidookale muddadaas fasax ahaan doona dhammaan shaqaalaha shirkadda si ay eheladooda ula soo qaataan maalmaha ciidka.

mahadsanidiin.
Dalmar Enterprise

26/06/2021

Shirkada Dalmar Enterprise oo Ah haqabtiraha Mar walba u tagan in ay daboosho baahiyada ardayda Soomaliyeed ay u qabaan in ay Helaan wax barasho Sare. Oo tayo leh waliba qiiima jaban. Ayaaan 25/06/2021. Waxay xaflad Sagotin iyo dardaaran isugu jirta waxay ugu qabatay magalada Hargeysa Arday ay shirkadu u so saartay Dalku dalka wax barasho ee Dalka Turkiga ( Education visa )

Kala xariir Xarumaha Shirkada Dalmar Enterprise

Mogadishu +252618142445 / 0615068101/0618888850
Hargeisa +252634323481/ 0634598085/063 3937006
Garowe. +252907751899 / 0906461714 /0907858775
Galkacyo +252907683873 / 0907968368

Ama la xariir. Whatsp no +905342635097

Shirkada Dalmar Enterprise  oo Ah haqabtiraha Mar walba u tagan in ay daboosho baahiyada ardayda Soomaliyeed ay u qabaan...
26/06/2021

Shirkada Dalmar Enterprise oo Ah haqabtiraha Mar walba u tagan in ay daboosho baahiyada ardayda Soomaliyeed ay u qabaan in ay Helaan wax barasho Sare. Oo tayo leh waliba qiiima jaban. Ayaaan 25/06/2021. Waxay xaflad Sagotin iyo dardaaran isugu jirta waxay ugu qabatay magalada Hargeysa Arday ay shirkadu u so saartay Dalku dalka wax barasho ee Dalka Turkiga ( Education visa )

Kala xariir Xarumaha Shirkada Dalmar Enterprise

Mogadishu +252618142445 / 0615068101
Hargeisa +252634323481/ 0634598085
Garowe. +252907751899 / 0906461714/0907858775

Garowe. +252907751899 / 0906461714
Galkacyo +252907683873 / 0907968368

Ama la xariir. Whatsp no +905342635097

Shirkada Dalmar Enterprise waxay Hambalyo iyo bogaadin udirayaa 32 kun ee arday ee maanta oo taariikhdu tahay 19 june 20...
19/06/2021

Shirkada Dalmar Enterprise waxay Hambalyo iyo bogaadin udirayaa 32 kun ee arday ee maanta oo taariikhdu tahay 19 june 2021 ufadhiisanaaya Imtaxaanka shahaadiga ah ee fasalada 8aad iyo 4aad ee dugsiga sare ee Somaliland . Waxaan idiin rajaynayaa In Allahaa Imtaxaanaadka iyo xaaladihiisa gaarka ahba idiin fududeeyo darajooyin fiican oo mustaqbalkiina iyo kan waalidkiina u roon aad kaheshaan guul wacan

Shirkadda Dalmar Enterprise waxaa sharaf wayn u ah in xafiiska shirkadda ee magaalada Gaalkacyo uu qabtay xafladda sagoo...
03/06/2021

Shirkadda Dalmar Enterprise waxaa sharaf wayn u ah in xafiiska shirkadda ee magaalada Gaalkacyo uu qabtay xafladda sagoontinta 20-ardey oo ah dufcaddii labaad ee shirkaddu usoo saartay dalkugalka Turkiga (VISA).

Shirkadda Dalmar Enterprise waxay marwalba u heelan tahay inay bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan bahda waxbarashada ugu adeegto si hufan.

FG. Xaafiiska Galkacyo wuxuu kuyaal Hotel Galkacyo,

Kala xariir Xarumaha Shirkada Dalmar Enterprise

Mogadishu +252618142445 / 0618888850
Hargeisa +252634323481/ 0634598085
Garowe. +252907858775 / 0906461714
Galkacyo +252907683873 / 0907968368

Ama la xariir. Whatsp no +905342635097

Address

Şirinevler Mh. Muhammetbey Caddesi 9 SK NO:27/4
Istanbul

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar Enterprise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dalmar Enterprise:

Shortcuts

Share