معهد الشروق للغة العربية Al-Shorouk Institute
نشر الأمل والتفاؤل
27/06/2023
Ciid wanaagsan; hambalyo dhammaan ummadda Muslimiinta munaasibadda Ciidal-Adxa awgeed. ALLAH waxa aan inoo weydiinayanaa in uu ciiddan ciideeda innagu gaadhsiiyo nabadgelyo, xasillooni
18/06/2023
Fursad dahabi ah.
Maalmuhu kala mudan oo kala maamuus badan, berri oo Isniin ah waxa bilaabmi doona maalmihii ugu qiimaha badnaa maalmaha sannadka oo dhan. 10 maalmood oo sheeggan, 10 maalmood oo Ilaahay ku dhaartay kuna dhaato, والفجر وليال عشر
10 maalmood oo camalka iyo samaha la sameeyaa ka qiimo badan yahay dhammaan maalmaha kale wixii la sameeyo.
“ما من أيام العمل الصالح فيهن أحب إلى الله من هذه الأيام”
Dedaalkeenna ugu badan waxa aynu samaynnaa bisha Ramadaan, Soon, salaad, duco, Qur’aan akhris iyo sadaqo intaba, intaas iyo wixii kale ee wanaag ah ee aad ku dartaba maalmahan ayaa ka ajar iyo qiimo badan maalmaha kale oo dhan macal Ramadaan.
Waxa sugan Nebiga Scw inuu yidhi “ma jiraan maalmo camalka wanaagsan Ilaahay ka jecel yahay maalmahan tobanka ah” waxa la waydiiyay Nebiga Scw “Jihaadkana?” Wuxuu ku jawaabay “Jihaadkuna maalmahan camalka la sameeyo k**a fadli badna, nin nafta iyo maalkaba huray oo labadaba waayay mooyee”.
Salaadda aad tukataa ka mudan salaadaha sannadka oo dhan. Soonka aad soontaa ka wanaagsan soonka sannadka oo dhan. Sadaqada aad bixisaa ka qiimo badan shilinka aad waqti kale bixiso. Xuska aad Ilaahay xustaa ka wayn oo ka wanaagsan xuska sannadka oo dhan.
Maanta diyaar garaw, sii dejiso jadwalka, qorshee waxa aad qabanayso 10kaas maalmood oo aanad ogayn in ay dib kuu soo mari doonaan, Salaado dheeraad ah wixii aad tukanayso - duxa, witir, salaatu layl, sunnayaasha faralka raaca iwm-
Soon wixii aad awooddo, sagaalka maalmoodba haddaad soomi karto yaa kaa geesisan, haddaad awoodi waydo khamiisaha, isniinaha iyo maalinta carafa ku faro adayg, haddaad kari waydo carafa oo keli ah oo salaasada danbe ku beegan yaan sinnaba lagaaga horrayn. Sadaqo wixii aad bixinayso maalin kasta hadda sii qorshee, ugu yaraan maalin kasta kun shilin bixi.
Si gaar ah maalmahan waxa loogu buuxinayaa xuska Ilaahay. Carrabkaagu ha ka qoyanaado xuska Alle, maalin kasta kumannaan jeer xuska ku celceli, tusbaxaagu yaanu gacantaada ka fogaan, duco iyo durraamashana ku dar. Waa qof iyo dedaalkiiye yaan xagga Alle la innooga dheerayn.
Xigasho Xamse Cumar Kujoog
17/06/2023
العبرة ليست بكثرة الكتب التي نقرأ، وإنما بالإنتاجية والثمرة التي نقطفها.📖
16/06/2023
الأيام العشر الأوائل من ذى الحجة 🖤
15/06/2023
اغتنم خمسا قبل خمس
07/06/2023
😋
صباح الخير ، كيف حالكم؟!
07/05/2023
معهد الشروق للغة العربية Al-Shorouk Institute
أكتب كلمة(ضئيل)؟!
24/04/2023
Ogaysiis muhiim اعلان مهم
Dawro kooban oo luuqadda carabiga ah
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh 👇
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Istanbul
٥٥٥٥
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 23:00 |
| Tuesday | 06:00 - 23:00 |
| Wednesday | 06:00 - 23:00 |
| Thursday | 05:00 - 18:00 |
| Saturday | 06:00 - 23:00 |
| Sunday | 06:00 - 23:00 |