Warsuge MediaNews

Warsuge MediaNews Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warsuge MediaNews, Bahçelievler Mahallesi, Bahçelievler, Nairobi.

( “Warsuge Media News) waa warbaahin u heellan gudbinta warar sugan, xog dhab ah, iyo falanqeyn ku saleysan xaqiiqo, si ay bulshada u hesho macluumaad lagu kalsoonaan karo oo waqtigiisa la joogo,Ah

19/08/2026

Farriinta ugu muhiimsan Khudbadda Madaxweyne Xasan uu maanta ka jeediyey Gaalkacyo.

17/08/2026

Dowladda oo shaqo siisay Hooyada Ardeygii Kaalinta 1aad ka galay Imtixaanka Dugsiga sare.
mediaNews
me

17/08/2026

Wasiir fiqi vs hasan sheekh

16/08/2026

Degdeg: Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa hadda gaaray Dugsiga Tababarka Xananbuure, halkaas oo maanta lagu wado in tababar loogu soo xiro ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS).
Munaasabadda xiritaanka tababarka waxaa lagu wadaa inay ka qayb galaan mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Galmudug

15/08/2026

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si shaqsiyan ah ugu hambalyeeyay seddexdii arday ee kaalmaha h**e ka galay intixaamka qaranka ee dugsiyada sare oo sanadkan ay u fariisteen wax ka badan 40 kun.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ardaydan u sheegay in dowladda ay damaanad qaadday waxbarashadooda jaamacadeed ee heerka koowaad.

15/08/2026

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Waxbarashada XFS Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa faahfaahin ka bixiyay bandhigga natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad.
mediaNews
me

15/08/2026

Degdeg: Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya aya maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare 2025–2026

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug.Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in...
14/08/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug.
Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu booqdo ciidamada tababarka kusoo dhameystay deegaanka Xananbuure

WAR-SAXAAFADEED13 August 2026  mediaNews  me
14/08/2026

WAR-SAXAAFADEED

13 August 2026

mediaNews
me

13/08/2026

Barakicinta shacabka waa fal-dambiyeed iyo tacadi ka dhan ah xuquuqda muwaadiniinta.
Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday, wuxuu caadeystay boobka dhulalka ay leeyihiin dadka danyarta ah.
mediaNews
me

Address

Bahçelievler Mahallesi, Bahçelievler
Nairobi
34180

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsuge MediaNews posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share