Somdream Agency

Somdream Agency Waxaan kaa caawinaynaa inaad waxbarashadaada jaamacdeed ka sii ambaqaadid mid kamid ah jaamacadaha u

Ma ku fakaraysaa inaad kuliyadda Mechanical engineering ku soo baratid dalka Malaysia.Ma ogtahay in adiga oo gurigaaga j...
15/06/2022

Ma ku fakaraysaa inaad kuliyadda Mechanical engineering ku soo baratid dalka Malaysia.

Ma ogtahay in adiga oo gurigaaga jooga aad hadda iska diiwaan galin kartid jaamacadaha ugu tayada fiican dalka malaysia.

Nala soo xiriir hadda:

https://wa.me/905416085042
Mogadishu office: +252 61 5395749
Email: [email protected]

Jimce wanaagsan dhamaan macaamiisheena Sharafta badan meel walba oo aad daafaha aduunka kaga sugan tihiin
03/06/2022

Jimce wanaagsan dhamaan macaamiisheena Sharafta badan meel walba oo aad daafaha aduunka kaga sugan tihiin

Hambalyo guulaystaha sadaasha kulankii xalay Maxamed Ilyaas.
29/05/2022

Hambalyo guulaystaha sadaasha kulankii xalay Maxamed Ilyaas.

Saadaali kulanka caawa ee Finalka UEFA Champions League ee u dhexeeya Real Madrid vs Liverpool, oo ku guulayso $20.Shuru...
28/05/2022

Saadaali kulanka caawa ee Finalka UEFA Champions League ee u dhexeeya Real Madrid vs Liverpool, oo ku guulayso $20.

Shuruudaha:

1. Like saar page-ka somdream agency.
2. Like dheh postigan.
3. Comment ahaan ku sheeg saadaasha saxda ah ee ciyaartu ku dhamaanayso, kuna mention gareey 4 kamid ah asxaabtaada.
4. Share gareey Postigan.

Saadaashu waxay ku egtahay marka ay ciyaarto bilaabanto, waxaana guulaysanaya qofkii ugu hor sheegay saadaasha saxda ah, buuxiyayna shuruudaha.

Waxaan hambalyo iyo duco u diraynaa ardayda Puntland ee u fariistay maanta imtixaanka dawladda ee Fasaladda 8aad iyo 12 ...
28/05/2022

Waxaan hambalyo iyo duco u diraynaa ardayda Puntland ee u fariistay maanta imtixaanka dawladda ee Fasaladda 8aad iyo 12 aad.

Waxaan ilaahay uga baryaynaa in imtixaanka uu u fududeeyo.

Applicationo muhiim u ah arday walba oo wax ka baranaya dalkan turkiga, iyo sidoo kale qof walba oo ku nool turkiga inay...
25/05/2022

Applicationo muhiim u ah arday walba oo wax ka baranaya dalkan turkiga, iyo sidoo kale qof walba oo ku nool turkiga inay ugu jiraan taleefankiisa, una sahlaya hawlo badan oo waqti iyo dhaqaaleba uga bixi lahaa.

agency - Ka dhigo wehelkaaga waxbarasho.

Ma ku fakarayasaa inaad waxbarashadaada jaamacadeed ku soo qaadatid dalka dibadiisa⁉️Ma ogtahay inay socoto is diiwaan g...
22/05/2022

Ma ku fakarayasaa inaad waxbarashadaada jaamacadeed ku soo qaadatid dalka dibadiisa⁉️

Ma ogtahay inay socoto is diiwaan galinta jaamacaduhu, inbadan oo kamid ah kuliyaduhuna ay buuxsameen kuraastooddii⁉️

Yaysan ku dhaafin fursadaada waxbarasho sanadkan, oo isla hadda iska diiwaan gali mid kamid ah Jaamacadaha ugu tayada fiican dalalka Malaysia, Turkiga iyo Qubrus.

Nala soo xiriir hadda, oo hel aqbalaadaada jaamaacdeed adigoo gurigaaga Jooga.

Whtsapp: https://wa.me/905416085042

Email: [email protected]

🔴 Boosaska takhasusyada qaybtood way buuxsameen, yuusan kaa buuxsamin takhasuskaagu sanad dugsiyeedka soo socda.

Wehelkaaga waxbarasho.

Jaamacadda Üsküdar ayaa ka hirgalisay dalka turkiga shaybaarkii ugu horeeyay ee lagu sameeyo dawooyinka loogu talagalay ...
22/05/2022

Jaamacadda Üsküdar ayaa ka hirgalisay dalka turkiga shaybaarkii ugu horeeyay ee lagu sameeyo dawooyinka loogu talagalay cuduradda neerfaha iyo dhimirka, waana mid kamid ah jaamacadaha gaarka loo leeyahay kuwooda ugu tayada sareeya dalkan Turkiga.

Ka daalaco Postigan Macluumaad ay muhiim tahay inaad ka ogaatid Jaamacadda uskudar.

Nagala soo xiriir Whtsapp: https://wa.me/905416085042

Email: [email protected]

Wehelkaaga waxbarasho.

Malaysia waxay kamid tahay wadamada ugu tayada fiican waxbarasho ahaan sidoo kalena nolosheedu aysan qaaliga ahayn. Jaam...
19/05/2022

Malaysia waxay kamid tahay wadamada ugu tayada fiican waxbarasho ahaan sidoo kalena nolosheedu aysan qaaliga ahayn.

Jaamacadaha malaysia ayaa sanad walba awood u yeesha inay kamid noqdaan jaamacadaha ugu tayada fiican aduunka.

Somdream agency waxay kaa caawinaysaa adigoo jooga gurigaaga inaad heshid Aqbalaadaada jaamacadeed, Viisahaaga waxbarsho iyo dhamaan adeegyada kale ee aad u baahan tahay si aad waxbarashadaada jaamacadeed ugu soo qaadatid malaysia.

Nagala soo xiriir Whtsapp: https://wa.me/905416085042

Email: [email protected]

Wehelkaaga waxbarasho.

📣 Wargelin.Scholarshipka Turkigu way bilaabeen shaacinta Natiijada ardaydii Xeraysatay sanadkan, wadamada qaar sida Dalk...
18/05/2022

📣 Wargelin.

Scholarshipka Turkigu way bilaabeen shaacinta Natiijada ardaydii Xeraysatay sanadkan, wadamada qaar sida Dalka Jibouti way eegan karaan ardaydu natiiajdooda, halka wadamada qaarna aysan wali soo bixin.

Waxaan hambalyo u diraynaa dhamaan ardaydeena Jibouti ee aan u xeraynay sanadkan una gudbay Interviewka.

- Wehelkaaga waxbarasho.

T Shirkadda Somdream Agency waxay ugu bishaaraynaysaa macaamiisheeda inay u soo kordhisay waxbarashada dalka Malaysia.He...
18/05/2022

T Shirkadda Somdream Agency waxay ugu bishaaraynaysaa macaamiisheeda inay u soo kordhisay waxbarashada dalka Malaysia.

Hel aqbalaadaada jaamacadeed iyo Viisahaaga waxbarasho adigoo jooga gurigaaga, Muddo aad u kooban gudaheed.

Nagala soo xiriir Whtsapp: https://wa.me/905416085042

Email: [email protected]

Wehelkaaga waxbarasho.

15/05/2022

Qaado qalinka oo dib u qor taariikhdii SYL - Hambalyo 15ka May

Address

Koza Park, Kinali Blok
Istanbul

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Saturday 10:00 - 17:00
Sunday 10:00 - 17:00

Telephone

+905416085042

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somdream Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share