Sehal Enterprise

Sehal Enterprise INTERNATIONAL EDUCATION CONSULTING SERVICES

ma ubahantahay tickid 450$  ah  mogdisho to istanbul nala soxiriir
08/01/2021

ma ubahantahay tickid 450$ ah mogdisho to istanbul nala soxiriir

24/12/2019

Maamulka Shirkadda Sahal Enterprise aya garoonka diyaaradaha ee magaalada ku soo dhaweeyay 21 arday oo ku soo guulaystay imtixaankii Yos ka ee shirkaddu ay ku qaadday magaalada Hargaysa.

Maamulaha Guud ee Sahal Enterprise Abdulkadir Sagar ayaa ardayda ka codsaday in ay waxbarashadooda xoogga saaraan si ay bari ka maalin wax u taraan waalidiintoodi iyo waliba dalkoodi hooyo.

----------------------------------------------------------------------------------------------------

Sahal Enterprise on Monday welcomed more than 20 students at Istanbul’s main airport. The students won cheaper admissions following the Yos exam which the firm held in Somalia with the support of Turkey’s higher education bureau..

The Campany’s CEO Abdulkadir Sagar has called the students to focus on their studies in order to contribute back to their parents as well as their respective country.

SHARE

Qiimuhu waa 999$Shirkadda Sahal Enterprise ayaa xalay magaalada   ku so dhaweysay arday Somaliyeed oo kor u dhaafaysa sa...
16/12/2019

Qiimuhu waa 999$

Shirkadda Sahal Enterprise ayaa xalay magaalada ku so dhaweysay arday Somaliyeed oo kor u dhaafaysa sagashameyo.

Ardaydan oo isugu jiray wiilal iyo gabdho ayaa shirkaddu horey ugu xaraysay jaamacado kala duwan oo dalka Turkiga ku yaaal.

Agaasimaha Sahal Enterprise Abdulkadir Sagaar iyo madax kale oo ka tirsan maamulka Shirkadda ayaa soo dhaweynta Ardydan ka qayb galay.

Qaar kamid ah Ardayda ayaa Shirkadda uga Mahad-celiyay sida Hufan ee loogu shaqeeyay markii ay so dalbadeen jaamacadaha iyo waliba inti ay sugayeen Admishandooda.

SHARE SI ASXAABTA KALE U ARAGTO ,lana so xiriir SehalEnterprise Hadii aad u baahan-tahay waxbarashaa .

Shirkada sehal enterprice ayaa uso sartay viso yaal ardaydi jimcihi galay yös exam alxQiimuhu waa 1000$  laga rabo1- ku ...
09/12/2019

Shirkada sehal enterprice ayaa uso sartay viso yaal ardaydi jimcihi galay yös exam alx
Qiimuhu waa 1000$

laga rabo
1- ku garee ugu yaraan 3dex Group
2- -like saar Boggann onagu soo biir

Shirkadda SAHAL ENTERPRISE ayaa lixdameeyo arday oo ah dufcaddi labaad oo sanadkan lagu keeno  Imtixaankii   ee ay shira...
08/12/2019

Shirkadda SAHAL ENTERPRISE ayaa lixdameeyo arday oo ah dufcaddi labaad oo sanadkan lagu keeno Imtixaankii ee ay shirakaddu Somalia ku qaadday ayaa si wanaagsan looga sagootiyay Magaalada .

Ardaydan ayaa safarkoodu ku egyahay magaalada oo ah halka ay jaamacadda ka dhigan doonaan.

SHARE si ardayda u Baahan u arkaan loogana Caawiyo waxbarashada ay doonayaan.

Qaar kamid ah Ardayda dhamaysay dugsiyada sare ee magaalada Muqdisho ayaa u fariistay imtixaanka YOS-ka ,kaasi oo ay si ...
07/12/2019

Qaar kamid ah Ardayda dhamaysay dugsiyada sare ee magaalada Muqdisho ayaa u fariistay imtixaanka YOS-ka ,kaasi oo ay si wada jir ah u qaadayeen Shirkadda Sahal Enterprise iyo mas'uuliyiin ka tirsan hay'adda waxbarashada sare ee dalka .

Imtixaankan Qofkii ku guulaysta waxa uu fursad u helayaa in uu dalka Turkiga u aado Jaamacad uu sanadkii ku dhiganayo Qiima aad u jaban.

Maalmaha soo socda waxa uu imtixaankan uu ka dhici doonaa magaalooyinka ,Gaalkacyo , iyo waliba Bosaso.

Hadaba hadii aad u baahan tahay inaad ka qayb-gasho Imtixaanka Fadlan la xiriir lambarada Hoos ku qoran.

+252613081722 252621602026

SHARE Si Ardayda iyo waalidiinta u baahana u arkaan.

07/12/2019

Galab wanaagsan

Address

Sahalenterprise. Com
Istanbul

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+905525375158

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sehal Enterprise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share