28/06/2024
๐๐๐๐ซ๐ข ๐ฑ๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง ๐๐๐๐๐ง
Waxaan tacsida iyo tiiraanyada la wadaagaynaa dhamaan ummadda soomaaliyeed gaar ahaan ehelada, qaraabada iyo qoyska uu ka geeriyooda ๐๐ซ๐จ๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ก๐ข๐ข๐ค๐ก ๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ฐ๐๐๐ซ๐ข oo ahaa halyey dalka iyo dowladnimada soomaaliyeed usoo halgamay in ka badan 60 sano kana mid ahaa aqoonyahanada fara ku tiriska ee uu dalkeenu lahaaa.
Waxaan Alle uga baryaynaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo, marti la jecelyahanna uu ka dhigo
Dhamaan ummada Soomaaliyeed iyo qaraabada uu ka baxayna samir iyo iimaan rabi haka siiyo
ุฅููููุง ููููููู ููุฅููููุข ุฅููููููู ุฑููฐุฌูุนูููู
18/05/2024
Alhamdullilah
Waxaa Jaamacada ๐๐ฅ๐ฎ๐๐๐ ฬ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ka qabsoomay maalinta dhaqamada ardayda guud ee dhigata Jaamacada kaa soo socday Mudo ๐ maalin ah, Waxaana kasoo qeyb galay gudoomiyaha Jaamacada Uludaฤ University Mudane ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐
๐๐ซ๐ฎ๐๐ฎ๐ง ๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐ณ, Waxaana halkaas kusoo bandhignay cunooyinka fudud ee aan leenahay sida ๐๐ข๐ฌ๐ข๐ง๐ญ๐ , ๐ง๐๐ ๐ง๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ๐ฌ, ๐ช๐ฎ๐ฆ๐๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฌ๐ค๐ฎ๐ ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข.
13/05/2024
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ
Gudomiyaha ardayda soomaliyeed ee magalada ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ Mudane ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข iyo dhamaan Ururka ๐๐๐๐๐ oo isku duuban ayaa hambalyo iyo bogaadin udiray gudoomiyaha cusub ee Ururka ๐๐๐๐๐๐ Mudane ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐๐ข ๐๐ก๐ข๐ซ๐ oo xalay cod aqlabiyad leh kuso baxay doorashadii kadhacday magalada ๐๐ง๐ค๐๐ซ๐.
30/04/2024
๐๐ฑ๐๐ ๐๐.๐๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ.๐๐๐๐
Waxaa si qurux badan inoogu hirgalay maalintii ๐๐ฑ๐๐๐ aheyd ๐๐ ๐๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐๐๐๐ Maalinta bandhiga ๐ก๐ข๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ช๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐, kaa soo si qurux badan ugu qabsoomay Jaamacada ๐๐ฅ๐ฎ๐๐๐ ฬ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ laguna soo bandhigay dhaqamada kala duwan ee waddamada Afrika.
Waxaana halkaas kusoo bandhignay ๐ก๐ข๐d๐๐ก๐ iyo ๐๐ก๐๐ช๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ง๐ค๐๐๐ง๐, ๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ ๐๐๐๐๐๐ง๐ค๐๐๐ง๐, ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐ช๐๐ฆ๐๐๐ iyo ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ฒ๐๐๐ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฐ๐๐ง ๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐.
Ugu dambeyn barnaamijka oo si qurux badan inoogu qabsoomay waxaan halkaan uga mahad celinaynaa dhamaan intii nagala qeyb qaadatay barnaamijka sigaar ah ๐๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐ง๐ . ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข iyo ๐๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐ฎ๐๐๐ ฬ ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐๐ฌ ๐๐ฎ๐ซ ๐๐๐ฅ๐๐ iyagoo muujiyey karti iyo dhabar adeeg kana shaqeeyay qabsoomida barnaamijkaan quruxda badan.
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ธ๐ดโค๏ธ
Midowga Ardayda Soomaaliyeed Ee Bursa-Turkey
13/04/2024
๐๐ฅ๐ก๐๐ฆ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ก ๐๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐๐ฒ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ฆ๐๐๐๐๐๐ง ๐ฎ๐ฃ๐๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐๐ง๐ ๐๐ก๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ฒ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ฐ๐๐๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ฌ๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐ฑ๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐๐ง , ๐ ๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฒ๐๐๐ง๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ก๐๐ฅ๐ค๐๐๐ฌ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ฌ๐๐๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ฑ๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐, ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ง๐ ๐ฎ๐ฎ ๐๐ฅ๐ฅ๐ ๐ฎ๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ฒ๐๐ฒ ๐ข๐ง ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ค๐ข๐ข, ๐ฌ๐๐ฅ๐๐๐๐ข๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ง๐๐ฒ๐ ๐ค๐ ๐๐ช๐๐๐ฅ๐จ, ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ง๐ ๐ค๐๐ฅ๐จ๐จ ๐ฎ๐ฎ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ซ๐ฆ๐๐ฒ ๐ข๐ง ๐๐ฒ ๐ค๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ฐ๐๐๐๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐จ๐จ๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐จ๐จ๐๐ ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ก๐๐๐๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ ๐ฆ๐ข๐๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง.
๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
Midowga Ardayda Soomaaliyeed Ee Bursa-Turkey
11/04/2024
๐๐ฎ๐๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข Cali Daahmacaane ๐๐ฒ๐๐ ๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ฑ๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐
๐ข๐ญ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐ฅ๐๐ช๐๐ฒ๐๐ฌ๐๐๐๐ฒ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ญ๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐.
Midowga Ardayda Soomaaliyeed Ee Bursa-Turkey
09/04/2024
๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ ๐๐ฌ๐ฅ๐๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐ก ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐๐ฌ๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐
๐ข๐ญ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐ข ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก ๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ ๐ค๐๐ฌ๐ญ๐จ ๐๐ฒ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ฅ๐๐๐ง๐๐ก๐๐ฒ ๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง.
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู
Midowga Ardayda Soomaaliyeed Ee Bursa-Turkey
08/04/2024
๐๐๐๐๐๐ธ๐ด
10/03/2024
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Soomaaliyeed Ee Bursa ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข ayaa hambalyo ku aadan dhalashada Bisha Barakysan Ee Ramadan udiray Ummada Soomaaliyeed iyo dhamaan Ummada Muslimiinta.
๐๐๐ฆ๐๐๐๐ง ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค.
06/03/2024
๐๐-๐๐-๐๐๐๐
Bursa Tรผrkiye.
Waxaa jaamacadda ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐๐ค๐ง๐ข๐ค ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ฒ ka qabsoomay barnaamij aan ku soo bandhignay ๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐, ๐ก๐ข๐๐๐๐ก๐ iyo ๐๐ก๐๐ช๐๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐. Barnaamijka oo ahaa mid ay dhaqamadooda kusoo bandhigaayeen waddamada ajaanibta ah, ayaa waxaa kusoo bandhignay hiddaha iyo dhaqanka wadankeena.
Martida barnaamijka ka soo qaybgashay waxaa ka mid ahaa; Rektorka jaamacadda Bursa Teknik Mudane ๐๐ซ๐จ๐.๐๐ซ. ๐๐๐๐ข ๐ฬง๐๐ฬ๐๐๐, guddoomiyaha ardayda Soomaaliyeed ee Bursa Mudane ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข, iyo marti sharaf kale.
Barnaamijka oo ay soo qaban qaabiyeen midowga ardayda Soomaaliyeed ee Bursa ๐๐๐๐๐ ayaa si qurux badan uga qabsoomay hoolka ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ฎ๐๐ณ ee jaamacadda ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐๐ค๐ง๐ข๐ค ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ.
Ugu dambayn waxay mahad oo dhan u sugnaatay allah ๐๐๐ oo inoo suuragaliyay qabsoomidda barnaamijka, marka xigtana Guddoomiyaheena sharafta leh ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข iyo kooxdiisa oo ka shaqeeyay qabsoomida barnaamij heerkiisu sarreeyo.
๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐๐ง๐ข๐๐ข๐ข๐ง
๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
04/03/2024
๐๐-๐๐-๐๐๐๐
Kulan uu soo qaban qaabiyay ๐๐ฎ๐ช๐ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ Alinur Aktaล ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiyah Ardayda Soomaaliyeed Ee Bursa ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข (Cali Daahmacaane) iyo qaar kamid ah ardayda, kulanka ayaa ahaa mid ay iskugu yimaadeen dhamaan ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐.
๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐