Ibrahim Jamac - Haliqin - Secondary School

Ibrahim Jamac - Haliqin - Secondary School is a public secondary school located in Burao, Somaliland.

Muj: Ibraahin Jaamac Nour Dhiif - HaliqinAHUN.اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك
21/04/2026

Muj: Ibraahin Jaamac Nour Dhiif - Haliqin
AHUN.

اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك

12/04/2026
10/04/2026

Dedaal, tacab iyo hadaf fog Dugsiga Ibrahim Jamac - Haliqin - Secondary School

  انالله واناالیه راجعونMaamulka , macalimiinta iyo dhamaan shaqaalaha dugsigu wuxuu tacsi tiiraanyo leh  la wadaagayaa ...
03/04/2026

انالله واناالیه راجعون

Maamulka , macalimiinta iyo dhamaan shaqaalaha dugsigu wuxuu tacsi tiiraanyo leh la wadaagayaa waalidka iyo qoyska uu ka baxay marxuun:
Maxamed C/rashiid Warsame oo ka mida ahaa ardeyda fasalka 2aad ( form two boys ) wuxuu ahaa ardey aqoon ahaan iyo akhlaaq ahaanba dhisan Allah samir iyo iimaan saadiqa ha inaga siiyo, su'aasha xaqa ahna ha waafajiyo janatul fardawsana ha geeyo.

04/03/2026

Dugsiga Haliqin 2:0 Al-Mustaqbal Schools.

Cup

Hambalyo guusha xalay ay gaadheen Kooxda macalimiinta ku ciyaaraysay Magaca Dugsiga Ibraahim Jaamac Haliqin oo 2:0 kaga ...
04/03/2026

Hambalyo guusha xalay ay gaadheen Kooxda macalimiinta ku ciyaaraysay Magaca Dugsiga Ibraahim Jaamac Haliqin oo 2:0 kaga badiyey Dugsiga Al-Mustaqbal ee Burco.

Address

Burao-somaliland
Burhaniye

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibrahim Jamac - Haliqin - Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category