Cashar aad wax badan ka faidaysaan
Baro Luuqada turkiga
Dhamaan bahada waxbarashada jecel waxan ugu bishaaraynana inan ufurnay page ay si free ah uga baran
25/07/2020
Erayadan dhamaantood waa isku macno waxayna lamidyihiin aad usareeya ama aad ufiican
28/06/2020
Fariin
19/05/2020
18/05/2020
Madaxwayne ordoğan wuxuu soo saaray amar ah inan banaanka loso bixi karin 23 ilaa 26 bishan bulshada somaliyed ee kudhaqan turkey waa inay lasocdaan goaankan
15/05/2020
Siaad luuqada turkish ubarato marka h**e erayada waa ina iska dhistaa halkana waxan idinkuso gudbin Qaybaha jirka magacyadooda
W/q nuurkey
Waxan samayn doona casharo badan oo videos ah balse waxan sugaynaa inta ay dadku kasoo badanayan fadlan sii share gareeya idinkuna
14/05/2020
Waa dhamaan alifbeetada turkiga
Soodhawaada asxaabta nagu cusub
Hoş geldiniz Yeni arkadaşlar
.
13/05/2020
Beni yanliş anlama: aniga qalad ha iifahmin
Ben.aniga
Yanliş.qalad
Anlamak.fahmitaan
İnsha alaah kelimaankan taxane ayay noo ahaan donan
Fadlan sii sharee si walalahaaga kale uga faaidaystaan
13/05/2020
Yüzümü yıkıyorum: wajiga ayan dhaqanayaa
Yüz:waji
Yikamak: dhaqitaan
12/05/2020
Okulu özledim = iskuulkii ayan uxiisay
Okul=iskuul
Özlemek= uxiisitaan
Kelimaadkan taxane ayan idinka dhigi doona kafaidaysi wacan
asxaab badan ugaaro
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Ankara