12/05/2021
Waxaa la'ogaysiinayaa dhamaan Qurba-joogta Somaliyeed ee jecel in ay bartaan ama baraan ubadkooda Qur'aanka iyo Diinta ;in Dugsiga uu qaadanaayo Fasallo Cusub laga bilaabo 13 may ilaa 30 jun 2021 wixii Maclumaad iyo diiwaangelin la xiriir WhatsApp-
+905528029850