24/04/2026
Galab wanaagsan walaaliyaal
"Maalinta Jimcada Waxaa Kujirta Saacatul ijaaba (Waqti ducada la aqabalo), khaasatan Qorrax dhaca waqtigaan ookale"
Ilaahey swtc aan weydiisanno inuu muraadkeena Macruuf iyo khayr ah munkar, macsiyo iyo muslim dhibkiisa ahaeen ilaahey inoo sakhiro.
Ninba meeshuu ka ooman yhy allah kawaraabiyo
Inteena xanuunsan Allah Caafiyo
Jimco Wanagsan