Mandhere Primary And Intermediate School

Mandhere Primary And Intermediate School

Share

Official Page Of Mandhere Primary And Intermediate School MAPIS
at Huddur Bakool
F.F. 616995373

Photos from Mandhere Primary And Intermediate School 's post 22/12/2025

Waxaan Maanta Qayb lixaad leh Kaqaadanney Soo Dhoweyntii Madaxweynaha Stateka Mudane Laftagareen


19/11/2025

🌟 WARBIXIN KOOBAN OO QIIMO LEH 🌟

Waxaa Maanta Abaalmarinney Ardeyga Ugu Wanaagsan Iskuulkeenna Mandhere Primary And Intermediate School

Abaalmarintani waxay ka tarjumaysaa:
🤝 Dhiirigelinta ardayda ku dadaala waxbarashada
🌱 Kobcinta akhlaaqda iyo anshaxa wanaagsan
🎓 Kor u qaadidda dhiirranaanta iyo tartanka wanaagsan
Iskuulka Mandheere wuxuu mar walba u taagan yahay horumarinta mustaqbalka ardayda, waxaana abaalmarintan loo arkaa talaabo ku dayasho mudan oo kor u qaadaysa dadaalka jiilka cusub.
Hambalyo Omer “Nishow”!
Guulo waara iyo hormar joogto ah ayaan kuu rajaynaynaa.






30/10/2025

"Hawsha Gurigiyo Tan Hagaagte Heerka Nolosha Adaa Isku Hayee Yaa Kuheli Karaa"

Waa Ereyo Kamid Ah Heesta Aynu Kuluuqeyneyno🎤🎓

30/10/2025

Roda Ahmed Abdi Oo Kamid Ah Ardeyad Wax Kabarata Iskuulka Mandhere Primary And Intermediate School Ayaa Jeedineysa Gabaygii Wan Iyo Waraabe.

28/10/2025

🌟 The Value of Mandhere Primary School and Its Students

Mandhere Primary School is a place where knowledge, discipline, and moral guidance are built together.
The students of Mandhere represent respect, hard work, and responsibility.

They strive for excellence in learning and good character, becoming positive examples for others.
The teachers of the school are dedicated to ensuring that every learner becomes a light for the future of their community.

Mandhere is not just a school — it is a home of knowledge and spiritual guidance.











15/10/2025

Omer Wardheere Mohamed oo Kamid Ahaa Ardayda Fasalka 6aad ahaana Hoggaamiyaha Kooxda
ayaa uhamblayeeyey Faslka 5aad oo Ay Tartamaayeen.

dhinaca kale wuxuu u
mahad celiyey Macallimiintii Isbuucaan Induty-ga Kujirtay oo si quruxi kujirta ula shaqeeyeen.

Madam Shukriina Humble Iyo Ustaad Abdullahi kakide

Mahdsanidiin

09/10/2025
Photos from Mandhere Primary And Intermediate School 's post 08/10/2025

🌟 Wednesday Presentation – Grade 4 Students 🌟

Today, our talented Grade 4 students took the stage for their Wednesday presentation — and they truly shined! 🎤✨
They showcased confidence, teamwork, and creativity throughout their performance.
We are so proud of their effort and enthusiasm. 👏👏

Let’s keep encouraging our young learners to grow, express themselves, and believe in their abilities. 💫
Well done, Grade 4! Keep up the great spirit! 💪📚

28/08/2025

BISHAARAAN IDIN WADNAAYEE BULSHOOY IDINKANA BILKHAYR DHAHA🙏

Waxaa Bulshadeenna, Iyo Waaliddiinta Ubadkooda La jecel Waxbarasho Tayo Iyo Tarbiyeyn Leh,
Ugu Bishaareyneynaa In Dugsiga hoose iyo Dhehe Ee
MAANDHEERE PRIMARY AND INTERMEDIATE SCHOOL
Uu Billaabay Diiwaan Gelinta Ardeyda Sanad Dugsiyeedka 2025--2026

Ardeyda Laqaadan Doono Waa Tiro Kooban.
Fadlan Yaan Lagaa Buuxin Diiwaanka.🙏

F.F@ Lambarrada hoos Kuqoran laxiriir
615668878, 616995373, 626995373, 617622945

Ama Booqo Xarunta Iskuulka Oo Kutaallo Xaafadda Horseed Dhabarka dambe Suuqa Qoryaha.

24/08/2025

Alxmdulillah, Alxmdulillah Thuma Alxmdulillah

Waxaan Allah Swtc Ugu Mahadinaynaa Inuu Noo Suura Galiyey InAy Inoo Qabsoonto Xaflad, Taasoo Aan Ku Abaal Marineyney Arday Xifdisay/Baratey Qur'anka Kariimka iyo Qaar Kale Oo Kaalmaha H**e Ka Galay Imtixaankii Sanadlaha Ahaa (Final Exam).
Ee Sanad Dugsiyeedka 2024-2025.


WITH HIGH QUALITY

Photos from Mandhere Primary And Intermediate School 's post 23/08/2025

Alxmdulillah, Alxmdulillah Thuma Alxmdulillah

Waxaan Allah Swtc Ugu Mahadinaynaa Inuu Noo Suura Galiyey InAy Inoo Qabsoonto Xaflad, Taasoo Aan Ku Abaal Marineyney Arday Xifdisay/Baratey Qur'anka Kariimka iyo Qaar Kale Oo Kaalmaha H**e Ka Galay Imtixaankii Sanadlaha Ahaa (Final Exam).
Ee Sanad Dugsiyeedka 2024-2025.

Marka 2aad Waxan Umahad-Celinaynaa Shakhsi walbo Oo Gacan Ka Gaystay, Waalid, Masuul, Macallin Iyo Arday Qabsoomidda Xafladdan Qiimaha Lahayd.
Jazakumullahu kheyr.

Marka 3aad Waxan Umahad celinaynaa Martidii, Masuuliyiintii Iyo Macallimiintii Qiimaha Lahaa Oo Inoo Hibeeyey Waqtigooda Qiimaha Lahaa Oo Naga Ajiibey Codsigeennii Oo Nagala Soo qayb Galay Xafladda Waxan leenahay Mahdsanidiin Jazakumullahu kheyr


Ardayda Guusha Gaaray Waan U hambalyeyneynaa, Waxaan leenahay Alle Ha Idinku Anfaco Cilmiga Aad barateen Dadaalkiina Halkan Kasii Wada Alle Ha Iidn Barakeeyo🤲🤲

ARDAYDA kalana Sanadka Dambe Kutala gala Inaad Noqotaan Guulaystayaasha.


WITH HIGH QUALITY

18/08/2025

Waziirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare (Mudane/Ustad: Faarax Sh Cabdulqaadir). (Mudane/Ustad: Faarax Sh Cabdulqaadir).

Want your school to be the top-listed School/college in Xuddur?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Xuddur
MANDHERE52