Prof.Abshir Secondary school

Prof.Abshir Secondary school

Share

Here you'll find important information about new school orientation, things you need to do, and thin

waa bogga keliya ee ay lee dahay ardayda dugsiga sare ee xingalool

Photos from Prof.Abshir Secondary school's post 30/05/2026

Waxaa saaka la daahfuray Imtixaankii shahaadiga ah Ee puntland waxaana daahfuray Gudoomiye
Mustafe ahmed caydiid
waxaa kelmedo dardaarana ardayda u jeediyey
Shiikhul beledka magalada sh Abdirahnan ciise
Ku simaha Gudoonka waxbarashada Degmada
Sh. Ismail Ali omar.
Maamulaha dugsiga Aflax.
Ganacsato. odoyaal iyo haldoor kalloo badan

Waxaan ardayda alle uga rajayn Guul wacan iyo natiija ay ku farxaan

07/05/2026

Ogaysiis Fasax

Maamulka iskuulka wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda, macallimiinta iyo waalidiinta in iskuulka uu fasax yahay Khamiista maanta ah

Mahadsanidiin.

Maamulka Iskuulka

30/04/2026

Talada , 5/05/2026
Jadwalka Imtixaanka Teeramka 2aad

Imtixaanka Teeramka Labaad ee Sanad Dugsiyeedka 2025/2026 Ayaa ka bilaaban doona Dugsiga Sare ee prof. Abshir Secondary School 5/05/2025__15/05/2026.

Photos from Prof.Abshir Secondary school's post 26/04/2026

Sawirro ::

Xaflada abaalmarinta tartamayaashii fasalkii ku guulaystay tartan aqooneedka iskuulka

22/03/2026

Ogaysiis Ogaysiis. Ogaysiis

06/03/2026

Jidwalk Imtixaan bileedka Kalka labaad ee dugsiga sare ee Prof.Abshir Secondary School - Xingalool

03/03/2026

Kullanka Caawa

02/03/2026
Photos from Prof.Abshir Secondary school's post 01/03/2026

Axad 01/03/2026

Waxaa garoonka Cakaara ka bilawday tartankii koobka kubadda cagta ee prof.Abshir Secondary school

Galabta waxaa wada ciyaaray Form3 B iyo Form2B

22/02/2026

Sunday. 22/feb/2026

Ardayda Prof-Abshir School Oo Si Weyn Uga Qayb Qaatay Barnaamijka Afurinta Danyarta.

Maamulka iyo macallimiinta dugsiga ayaa si gaar ah ugu mahadceliyay ardayda dadaalkooda, iyagoo ku bogaadiyay sida ay uga go’an tahay ka qayb qaadashada howlaha samafalka ah. Tallaabadan ayaa dhiirrigelin u noqotay ardayda kale iyo guud ahaan bulshada, si loo xoojiyo dhaqanka wax wada qabsi iyo isu gargaar.

Ugu dambeyn, ka qayb qaadashada ardayda Prof-Abshir School ee barnaamijka afurinta danyarta waxay muujinaysaa in jiilka soo koraya ay yihiin kuwo leh masuuliyad, damqasho iyo rabitaan ay ku horumarinayaan bulshadooda.

Want your school to be the top-listed School/college in Xingalool?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Xingalool-dhanka-woqooyi-ee-
Xingalool

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00