معهد بدر للعلوم الشرعية Mac-hadka Beder

معهد بدر للعلوم الشرعية    Mac-hadka Beder

Share

معهد بدر للعلوم الشرعيةو الدراسات الإسلامية - حنجلول - سناج
Mac-hadka beder Xingalool-Sanaag

17/04/2026

Maxamed axmed Cali oo kelmed qiima qaban oo ku saabsan saaxiibka wanaagsan u jeediyey arday dugsiga hoose dhexe ee ilays

16/04/2026

Dallada ardayda معهد بدر للعلوم الشرعية Mac-hadka Beder oo ku guda jira wacyigelinta da'yarta ee goobaha waxbarashada, ayaa maanta oo khamiisa booqasho ku tegey dugsiga hoose dhexe ee ilays, iyagoo kala hadlay ardayga mowduucyo kala duwan oo muhiin ah

Photos from ‎معهد بدر للعلوم الشرعية    Mac-hadka Beder‎'s post 11/04/2026

Waxaa Maanta booqasho ku yimi معهد بدر للعلوم الشرعية Mac-hadka Beder shiikh Maxamed Cawil Jaamac oo si gaara talooyin is baraarujin u siiye ardayda Sanadkan ka baxaysa Mac-hadka
Maamulka mac- hadju wuxuu uga mahadcelinayaa shiikh wakhtigiisa qaaliga ah ee uu u soo huray hanuuninta iyo hagida ardayda

Photos from ‎معهد بدر للعلوم الشرعية    Mac-hadka Beder‎'s post 29/03/2026

Waxa booqasho ku yimi معهد بدر للعلوم الشرعية Mac-hadka Beder Madaxa Maamulka iyo Maaliyada Jamacada Ummadda fareeca puntland ee badhan ustaad Maxamuud Sanaaji iyo ustaad Xaamud Bashiir' Waxay kulan la qaateen Maamulka Mac-hadka iyagoo kelmeed dhiirigelin iyo kelimaad qiima badan u jeediyey arday dhigata Mac-hadka

07/03/2026

Muuqaal

Photos from ‎معهد بدر للعلوم الشرعية    Mac-hadka Beder‎'s post 06/03/2026

= Jimce : 6/3/2026. 17-9-1447h
Waxaa si habsamileh kusoo gebeboobey tantankii qur,aanka kariimka oo ka socdey Mac-hadka Beder kaasoo u dhexeeyey ardayda mac-hadka dhigata oo isugu jira wiilal iyo gabdhoba, waxaan u rajaynaynaa guul iyo hurumar dhamaan inta ka qayb gashay,ardayda ku guuleysta kaalamaha h**e waxay helidoonaan abaalmarino fiican

"Qur'aanku waa furaha nolosha"

04/03/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH:
UJEEDO:
Furitaanka Tartanka Quraanka Kariimka Mac-hadka Beder Xingalool
-------------------------------
Mac-hadki waxa uu shaacinayaa in maalinta jimacaha 16_ Ramadaan 1447h
La daah-furi doono Tartanka Quraanka Kariimka ee u dhexeeya ardayda mac-hdka

FG: Waxaa soo idlaaday Is-diiwaangelinta ka qayb-galayaasha Tartanka Quraanka.
Waxaana ka qayb-gelidoona Gabdho & Wiilal.

------ Dhammaad ------

18/02/2026

Kulan wacyigelin ah oo ay soo qaban qaabiyeen dallada dacwada ee معهد بدر للعلوم الشرعية Mac-hadka Beder kuna saabsanaa u diyaar garawga bisha barakaysan ee ramanadaan ayaa lagu qabtay masjidka mac-hadka

17/02/2026

Wacgelinta goobaha waxbarashada

Xamse Axmed Maxamed oo u jeediyey kelmed ku saabsab Salaada ardayda dusiga sare ee Prof :Abshir

16/02/2026

Kelmedii Gudoomiyaha ardayda معهد بدر للعلوم الشرعية Mac-hadka Beder uu u jeediyey ardayda dugsiga sare ee prof:Abshir xingalool

Want your school to be the top-listed School/college in Xingalool?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Xingalool

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 00:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00