SAHAL Primary and secondary school

SAHAL Primary and secondary school

Share

sahal primary and secondary school waa school barayaal heer sare ah ka shaqeeya

10/06/2026

Final Tartan aqooneedkii noo socday sanad dugsiyeedka 2025-2026 ayaa manta soo gaba gaboobi doona.
waxaana fooda is daraya fasalada Fasalka 8aad iyo Fasalka 6aad.



03/06/2026

Tartankii Maanta dhacay ayaa waxaa isku arkay fasallada 6-aad iyo 5-aad, waxaana tartanka ku adkaaday fasalka 6-aad.

FINAL-KA waxaa isugu soo haray fasallada:

8-aad iyo 6-aad.

AQOON IYO ABAAL-MARIN


03/06/2026

Xaflad Sagootinta Ardayda Fasalka 12aad

02/06/2026

WAREEGGA SEMI-FINAL-KA πŸ†
​Tartan Aqooneedka Dugsiga SAHAL wuxuu marayaa meel xasaasi ah. Labada Fasal ee kala aha Fasalka 5aad iyo Fasalka 6aad ayaa foodda isku dari doona tartanka Semi-final-ka beri oo arbaco ah insha allah.
​Yaa guulaysan doona oo iska xaadirin doona Final halkaana waxaa ku sugaya fasalka soo baxa 8aad oo mar h**e iska xaadiriyey Finalka Tartanka βœοΈπŸ“–
​

25/05/2026

Daawo: πŸŽ₯ Muuqaal Kooban Xafladda Sagootinta Ardayda Fasalka 12aad Ee Dugsiga SAHAL Primary and secondary school

Photos from SAHAL Primary and secondary school 's post 24/05/2026

πŸ“Έ SAWIRRADA QAYBTA 2AAD
πŸŽ“ Xafladda Sagootinta Ardayda Fasalka 12aad ee Dugsiga SAHAL Primary and secondary school πŸŽ‰

Waa qeybtii labaad ee sawirrada xafladdii sagootinta oo si heer sare ah loo soo agaasimay, laguna maamuusay ardayda fasalka 12aad ee soo gaba-gabeeyey marxaladdooda sare πŸ“šβœ¨

Sawirradani waxay muujinayaan farxadda, xusuusta, iyo dareenka kala duwan ee ka muuqday ardayda, macallimiinta, iyo maamulka sharafta leh ee kasoo qeyb galay munaasabadda ❀️

Hambalyo dhammaan ardayda πŸŽ“
Mustaqbal ifaya ayaan idiin rajeynaynaa 🌟

Photos from SAHAL Primary and secondary school 's post 23/05/2026

: SAHAL Primary and secondary school ayaa maanta lagu qabtay xaflad sagootin ah oo loo sameeyey Ardayda Fasalka 12-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025–2026

23/05/2026

Coming soon xaflada Sagootinta Form Four ee Dugsiga SAHAL Primary and secondary school

14/05/2026

Xafladda Marxabeynta iyo is macsalaameynta Ardada Form 4

13/05/2026

Ka tashiga aayaha form Four

Want your school to be the top-listed School/college in Wanlaweyn?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Wanlaweyn