Wanleweyn primary and secondary school

Wanleweyn primary and secondary school

Share

education

Photos from Wanleweyn primary and secondary school's post 07/08/2021

Maamulka iyo guud ahaan macalimiinta iskuulka hoose dhexe sare ee wanleweyn waxay u hambalyeeynayaan ardaygaan magaciisa hoos ku xusan
Cabdixakiin Xuseen Cadoow oo kaalinta 10aad ka galay imtixaanka shahaadiga dowladda KGS .
Uuna ka mid yahay 10 arday
Maasha Allah Cabdixakiin waxaan ku leenahay hambalyo hambalyo hambalyo
Dadaalaa wuu gaaraa
Waxaad guul usoo hooyisay deegaankaaga iyo dugsigaaga

Photos from Wanleweyn primary and secondary school's post 23/11/2020

Maanta oo ay tahay taariikhda 23/11/2020 waxaa dib habeyn ka biloowday waddada u dhaxeysa laamiga iyo iskuulka dugsiga sare ayadoo gacan weyn ka gaystay gudoomiyaha degmada wanleweyn mudane maxamed siidow cabduraxmaan iyo company TNT iyadoo dhanka kale ay ardayda ka wadaan nadaafadda dhankoodi ee wadaada
isagoo maalmahaan waday oloLo ka dhan ah dhismaha wadada dugsiga sare iyo laamiga isagoo maalmihii la soo dhaafay kormeer ku yimid wadaaan
maasha Allah Allah ayaa mahad iska laha Allah ka sokow waxaan u mahad celinaynaa gudoomiyaha deg m maxamed siidow cabduraxmaan waad ku mahadsantahay mudane
Anagoo dhan maamulkeena macalimiinteena iyo ardaydeena waxaan ku leenahay mahadsanid dadaalkaaga horey u sii wad maasha Allah

Photos from Wanleweyn primary and secondary school's post 21/11/2020

Maamulka iyo macalimiinta dugsiga sare wanleweyn primary and secondary school ayaa maanta munaasabad ku qabteen dugsigooda ahna munaasabad loogu hadlayay heerka xusida macalimiinta ee 21 November ayay ardaydooda la qaatay kulamo wehliya sportska iyo fariimo la xiriira munaasabada dhanka gudoomiyaha waxbarashada ee degmada wanleweyn ayaa isagana la qaatay ardayda iyo dhaammaan macalimiinta heerka xusida macalimiinta iyo sababtii lo xusay macalimiinta
Dhanka kale maamulka dugsiga ayaa isaguna ka hadlay heerka xusida macalimiinta dhiirigilinta ardayda
Maasha Allah hambalyo

06/09/2020

Hambalyo hambalyo hambalyo waxaan halkaan hambalyo ugu direynaa ardayadaan magaceeda hoos ku xusun khadiijo isxaaq maxamed oo ah ardayad dhigata Dugsiga Wanleweyn p s and school taaaso guul weyn ay ka gaartay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 12 aad ee dugsiga sare waana gabadha ugu sareysaa ee dagmada wanleweyn iyadaan ka gashay kaalinta koowaad ee degmada wanleweyn qaasatan degmada wanleweyn waana ardayada ugu buundo badan dugsiyada wanleweyn waxaan ku leenahay khadiijo guushaadi guul
Waxaad guul weyn u soo hooyisay deegaankaada iyo dugsigaaga

02/09/2020

Asc Dhammaan Bahda ku xiran pagekaan
Waxa galabta oo arbaca ah qabsoomi doonta xafladda dhiirigelinta ardayda fasalka 8aad ee u fariistay imtixaanka shahaadiga dowlad goboleedka koonfur galbeed iyagoo ka galay 10 ugu horeeya labo ka mi ah
waxaan ku boorineynaa dhammaan bulshada wanleweyn inay ka qeyb qaataan hormarinta waxbarashada taageerana u muujiyaan ardayda ay waalidka u yihiin

xikmad :-
Deeqsinimada dhabta ahi waa inaad u qabatid qof wax uusan waligii ogaan doonin

Photos from Wanleweyn primary and secondary school's post 23/08/2020

Maamulka iyo guud ahaan macalimiinta iskuulka hoose dhexe sare ee wanleweyn waxay hambalyeeynayaa
Cabdisalan maxamed ibraahim Nuur oo kaalinta 7aad ka galay imtixaanka shahaadiga dowladda KGS Sidoo kalana wuxuu kaalinta 2aad ee gobalka Sh Hoose Halka degmada wanleweyn uu kaalinta koowaad u galay .

Cabdi mahad maxamed daahir oo ka mid ah ardayda dugsiga hoose dhexe sare ee wanleweyn ayaa isna kaalinta 10aad ka galay KGS gobolkana kaalinta 4aad Halka uu degmadana kaalinta 2aad galay .

Waxa xusid mudan inay labadan arday wada dhigtaan dugsi hoose dhexe sare ee wanleweyn.

23/08/2020

Dhamaan waxaan hambalyo u direynaa 10 arday ugu horeysa ee imtixaanka dowlad goboleedka koonfur galbeed ee imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada dhexe
Waxaan hambalyo gaar u direynaa ardaydeena ay soo galeen mid ka mid ah 10 arday
Waxaan leeyahay hambalyo guuul wacan

Photos from Wanleweyn primary and secondary school's post 02/08/2020

Dhammaan ardayda dhigata dugsiga hoose dhexe iyo sare ee wanleweyn waxaa la ogeysiinaya on maalinta berito la furidoono dugsiga oo ay ku beegantahay taariikhda 3/8_2020
Horsocod wacan

Photos from Wanleweyn primary and secondary school's post 11/07/2020

Asc dhammaan baxda ku xiran page wanleweyn primary and secondary school Maanta oo ahayd taariikhda 11/7/2020
In dugsiga ka bilowday maanta imtixaankii oo midaysnaa oo u dhaxeeyay dhammaan ardayda degmada wanleweyn
Waxaana imtixaankaasi lagu galey uhaana xaruun ee Dugsiga sare ama wanleweyn primary and secondary school
Ugu yaraan tiro intaas la'eg lagu qiyaaso ilaa 200 arday ahna ardayda dugsiga dhex
Waana imtixaankii shahaadiga ahaa ee sanad dugsiyeedka 2019/ 2020 waana sanadkii koowaad ee loo sameeyay ardayda deeggaanka maadaama uu yahay kii kowaad ee KGS
Waxaan idinka codsanaynaa inaad u soo duceysaan ardadiina sii ay ugu wada galaan kaalinta koowaad ee seddexda gobal
Hambalyo dhammaan ardaydii maanta u fariisatay imtixaanka shahaadiga dugsiga dhexe

Want your school to be the top-listed School/college in Wanlaweyn?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Wanlaweyn
WANLEWEYN