24/05/2026
Waxaa Berito oo Isniin ah Taariikhda ku beegantahy 25-05-2026 Lagu Madalsanyahay in la Cayaaro Seme-Finalka Tartanka Aqoon iyo Anshax Ee Dugsiga Imam-Nawawi P.S.S.
Waxaa Ku ballansan Seddex fasal oo kala ah:
Form Four. VS. Form Three
Form Two
F.G: Saadaali oo hel hadiyad uu kuugu talagalay Dugsiga Faca weyn ee Imam-Nawawi P.S.S.
Shuruudaha Saadaasha:
1= Falow gareey Page-ka haduusan kuu eheyn.
2= Like postiga si ay dad fara badan u arkaan.
3= Share Gareey Postiga si uu dad fara badan u gaaro.
4= Commenti ku muuji Saadaasha ka hor intuusan bilaaaban Tartanka.
Mahadsanidiin@
24/05/2026
.
Goor dhow Filo Xog Ku Saabsan Sema-Finalka Tartan Aqooneedka Fsallada Dugsiga Imam-Nawawi P.S.S.
30/04/2026
Taariikh: 29/04/2026
Shalay,oo eheed maalin arbaco ah Iskuulka Imaam Al-Nawaawi waxaa ka dhacay tartan aqooneed aad u xiiso badan oo u dhexeeyay fasalada 6AAD iyo 8AAD, kaasoo ahaa wareegii labaad ee tartanka. Tartankan wuxuu socday muddo dheer, iyadoo ardaydu muujiyeen dulqaad, dadaal iyo karti sare oo runtii soo jiidatay dhammaan daawadayaasha.
Labada fasal waxay si heer sare ah u soo bandhigeen aqoontooda, waxaana tartanku ahaa mid adag oo aan sahlanayn in la kala badiyo. Ardaydu waxay muujiyeen is-qaddarin, tartan nadiif ah iyo rabitaan xooggan oo ay ku doonayeen guul.
Ugu dambeyn, natiijadii tartanka waxay noqotay barbaro, iyadoo fasalada 6aad iyo 8aad ay mid walba heleen min 9 buundo. Tani waxay caddeyn u tahay in labada fasal ay si isku mid ah u leeyihiin karti iyo dadaal.
Tartankan wuxuu ahaa mid dhiirrigelin u noqda ardayda kale, isla markaana muujinaya heerka waxbarasho ee sare ee ka jira iskuulka Imaam Al-Nawaawi.
Hambalyo fasalada 6aad iyo 8aad! Sii wada dadaalka, anshaxa iyo hormarka. Mustaqbal ifaya ayaa idin sugaya. 👏📚
19/03/2026
Ciid mubarak Dhamaan Muslimiina
Meel walba ay jogaan.
13/03/2026
Waa xafladii abaal marina tartanka quraanka kariimka sh xasan maxamed macow raxmatullahi caleyhi
08/03/2026
Hampalyo Hampalyo
Waxaa Halkaan Hampalyo ugu Diraynaa maxamed C/laahi yaxye oo Galay
Kaalinta 5aad Ee TARATN QUR AANKA KARIIMKA SHEEKH XASAN MAXAMED MACOW.
HAMPALY HAMPALYO HAMPALYO.
07/03/2026
Hampalyo Hampalyo
Waxaa Halkaan Hampalyo ugu Diraynaa muhanad cabdi ibrahim oo Galay
Kaalinta 4aad Ee TARATN QUR AANKA KARIIMKA SHEEKH XASAN MAXAMED MACOW.
HAMPALY HAMPALYO HAMPALYO.
07/03/2026
Hampalyo Hampalyo
Waxaa Halkaan Hampalyo ugu Diraynaa Maxamed Faarax xersi oo Galay
Kaalinta 3aad Ee TARATN QUR AANKA KARIIMKA SHEEKH XASAN MAXAMED MACOW.
HAMPALY HAMPALYO HAMPALYO.
07/03/2026
Hampalyo Hampalyo
Waxaa Halkaan Hampalyo ugu Diraynaa Ruweydo Warsame C/laahi oo Gashay
Kaalinta 3aad Ee TARATN QUR AANKA KARIIMKA SHEEKH XASAN MAXAMED MACOW.
HAMPALY HAMPALYO HAMPALYO.