Sahal schools in Wanlaweyn

Sahal schools in Wanlaweyn

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sahal schools in Wanlaweyn, Education, Barcafimad Road, Wanlaweyn.

09/04/2024

On this special day, may Allah's blessings light up your path and lead you to success and happiness. Eid Mubarak to you and your family! As the crescent moon shines bright, may it bring peace, prosperity and happiness to your life. Eid Mubarak!
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
وكل عام وانتم بخير وعافية

Photos from Sahal schools in Wanlaweyn's post 17/09/2022

‎( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)
‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى

Dhamaan maamulka iyo macalimiinta Sahal school Waxay Tacsi tiiraanyo leh udirayaan Saaxibadii iyo Qoyskii uu ka baxay Axmed Cabdinuur Aadan, oo xalay magaalada Muqdisho gacan ka xaqdaran ay kudishay.

Samir Iyo iimaan Allaha innaga siiyo dhamaanteen, Aynu Uduceyno.
اللهمّ افسح له في قبره مدّ بصره، وافرش قبره من فراش الجنة". "اللهمَّ انقله إلى جنّات الخلود، اللهمّ احمه تحت الأرض، واستره يوم العرض، ولا تخزه يوم يبعثون". "اللهمّ يمّن كتابه، ويسّر حسابه، وثقّل بالحسنات ميزانه، وثبّت على الصراط أقدامه، وأسكنه في أعلى الجنات، بجوار حبيبك ومصطفاك صلّى الله عليه وسلّم

Photos from Sahal schools in Wanlaweyn's post 07/07/2022

Waxa ay ardaydu ku tababaranayaan tolliinka
Sidoo kale waxay sameeyaan baraatiko joogto ah inta ay dhiganayaan machadka iyo ka dib markii ay dhammeystaan koorsada

Photos from Sahal schools in Wanlaweyn's post 15/06/2022

Asc dhamaan asxaabta ku xiran page-keena
Sawiradan idin muuqda waa ardayda wax ka barata Sahal Educational Institute qeybtooda caafimaadka waxaana ay soo gaareen barashada sheybaarka haatan waxaa lagu tababarayaa sida loo ogaafo blood grouping

Photos from Sahal schools in Wanlaweyn's post 24/05/2022

Maanta oo talaado ah taariikhduna ay ku astaysan tahay 24 May 2022 waxaa inoo soo idlaaday imtixaanka shahaadiga ah oo ay u fariisteen fasala 8aad ee iskuulada KGS
Dhamaan maamulka, macalimiinta iyo ardayda qeybaheeda kala duwan ee dugsiga Sahal primary & secondary school waxay farxadda la wadaagayaan ardayda fasalka 8aad ee ka qeyb gashay imtixaanka si wanaagsanna ugu soo dhamaaday
Waxaan idin rajaynaynaa oo Alle SW idinka baryeynaa inaad natiijo fiican ka heshaan imtixaanka soona hoysaan guushii ay ka soo hoyeen walaaladiina idinka horeeyey ee hada fasalka form one ah insha Allah

Photos from Sahal schools in Wanlaweyn's post 05/03/2022

Waa arday ka mid ah ardayda wax ka barata dugsiga Sahal gaar ahaan ardayda ka barata caafimaadka

Want your school to be the top-listed School/college in Wanlaweyn?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Barcafimad Road
Wanlaweyn

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00