Al-Qudus Primary School

Al-Qudus Primary School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Qudus Primary School, School, Wajid.

25/04/2022

Al Qudus Family.
Tani waa dufcadii 1aad ee uu soo saarey machadka caalamiga ah ee Al qudus.
Grade 8 Academic year 2021-2022.

06/03/2022

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما فى الخير.
Hambalyo congrates, الف مبروك،
Waxaan halkaan ugu hambalyeynaynaa Maamulaha iskuulka Al_Qudus primary school Thabit Thaabit Mohamed Shariif iyo Marwadiisa Rahma Ahmed Mohamed oo maanta meherkoodu ka dhacey Deg. Wajid ee gobolka bakool tar: 06/3/2022 waxaan leeyahay allah idinka dhigo kuwii isku waara ubad kheer qabana kala hela insha allah

02/10/2021

If you wanna Improve your speaking Ability come to Al-qudus. (PRACTICE TIME)

02/10/2021

Some words about Al-Qudus School.
By: Hawa Ali Hassan
It's your first time keep up!!

01/10/2021

Lecture about Education!!❤
By: Amina Ibrahim Hassan.

Photos from Al-Qudus Primary School's post 01/10/2021

Asc, waxaa halkaan idinka soo salaamaya dhamaan bahda iskuulka Al_Qudus macalimiinta iyo ardeyda qeybaheeda kala ah : English, Health, ( private ka) Al-Qudus ee Degmada waajid.
Ardeyahay Waxaad cagta saarteen wadadii guusha ee ree Al _qudus horusocod wanaagsan insha allah.

*Waxbarta aan barwaaqo gaaranee!!

22/07/2021

Riwaayad ka hadleyso Doctor iyo Team Bakool boys_ wajid, af somaali ka bogasho wacan.
24/6/2021

Photos from Al-Qudus Primary School's post 20/02/2021

Waxaa mahad aan lasoo koobi karin u sugnaatey Rabi S.W oo inoo suurageliyey in aan soo gaba gabeyno pratic kadii ka soctey isbuucii h**e iskuulka Al qudus qeybtiisa private ka degmada waajid , waxaa maanta oo ay tar tahay 18/2/2021 soo gaba gabeyney qeybtii toliinka aheed ama (Suture).

Waxaa kaloo.u mahadcelinaynaa waalidiintii iyo ardeydoodii oo runtii dedaal dheer soo geliyey mudo badana dulqaad iyo dhabar adeeg muujinaayey.

Sidookale dhamaan macalimiinta Al qudus oo dedaal dheer ku bixinaya sidii ay bulshada ugu faa'ideyn lahaayeen waxna ugu soo kordhin lahaayeen.

Mahadsanidiin dhamaan.

Photos from Al-Qudus Primary School's post 15/02/2021

injection practice.
Waxaa si rasmi ah ugu bilowney practical qaar kamid ah ardeydii qaadatey duruustii theory ga aheed, ayaa maanta waxey qaadanaayeen injection site's ka qeyb ka mid ah ( I.V. )

04/02/2021

Ogeysiis Muhiim ah. Ma tahay ruux danaynaayo waxbarashada? Ma tahay ruux ka mashquuley waxbarashada?
Hadaba waxaa fursad qaali ah kuu soo bandhigey iskuulka Al_Qudus haqab tiraha baahida waxbarshada waxaa la bilaabeyaa 06/02/2021 fasalo cusub dadka waa weyn loogu talagaley, ka faa'ideysi wacan.

Hadaba ruuxii aan aboodin inuu iska bixiyo qarashka waxaa loo balan qaadeyaa in laga caawiyo. Hadii uu yahay ruux waqtiga iyo waayaha ciiley waxbarashana baahi u qabo.

Fadlan kala xiriir.

615747263 / 615894013 / 615318458.

العلم نور والجهل ظلام.

04/02/2021

Al_Qudus Educational Institute.
Qeybta private ka ah ee iskuulka Al_Qudus ayaa soo bandhigi haayo fursado ay ka faa'ideysan karaan dadka waa weyn. (Adult people.)

31/01/2021

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
dhamaan bulshada waxaan ku wargelinayaa inuu iskuulka Al-Qudus uu bilaabayo koorsooyiinka kala ah:
1:Luuqada Englishka oo leh heerarka normal, normal course iyo intensive course oo laguugu bari doono si fudud oo aad qanci doonto inshaa Allaah.
2: Caafimaadka qeybahiisa kala First Aid ama gargaarka deg dega ah iyo general diseases ama cudurada guud oo baraatiko leh iyadoo si fudud oo ku qancin doonto laguugu barayo.
3: Computer iyo Journalism ama warbaahinta oo leh baraatiko.
4: Soomaaliga iyo Xisaabta beeska ah sifudud iyo mudo kooban laguugu barayo islamarkaana aad ku qanci doonta
xarumaha iskuulka Bakool degmada waajid Muqdisho degmada waaberi buundooyiinka
Faahfaahin:615747263 / 615894013 /615466765/618753506.
Ku xirro oo ka hiigso hankaaga Al-Qudus.

Want your school to be the top-listed School/college in Wajid?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Wajid