30/10/2025
Maamule Waad ku mahadsan tahay u adeegida bulshada aad u adeegeyso
مَنْ بَلَغَ العُلَا سَهْرَ اللَّيَالِي
0615087494 OFFICIAL FACEBOOK PAGE ALLA AMIN PRIMARY SCHOOL
30/10/2025
Maamule Waad ku mahadsan tahay u adeegida bulshada aad u adeegeyso
ABWAAN SOOMAALIYEED ayaa yiri.
Midigtaadu waxay xoogsataa Meyra gaajada
28/10/2025
28/10/2025
𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐧.𝐮𝐠𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧.𝐢𝐧.𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐦𝐚𝐫𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧.𝐮𝐛𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐰𝐝
FASALKA 5AAD WAXAA LAGA DAREEMAYAA DADAAL AA𝐃 U ADAG
22/10/2025
Macalin xassan
22/10/2025
“Waxbarasho la’aan waa nolol la’aan.”
22/10/2025
Tartan Aqooneed – Iskuulka 𝐀𝐥𝐥𝐚 𝐀𝐦𝐢𝐢𝐧 𝐩𝐬
Waxaa Maanta si habsami leh uga dhacay tartan aqooneed oo u dhexeeyay fasallada 6𝐚𝐚𝐝 iyo 5𝐚𝐚𝐝.
Tartanka ayaa ahaa mid xiiso leh oo ay ardaydu ku soo bandhigeen, dadaal iyo aqoon ballaaran.
Ugu dambeyn, tartanku wuxuu kusoo idlaaday oo ay guushu raacday f 5aad
Hambalyo dhammaan ardayda iyo macallimiinta ku lugta lahaa tartanka maanta! 👏
Amiin Primary School
22/10/2025
𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐚𝐛𝐝𝐮𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧
22/10/2025
𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐦𝐚𝐝 𝐓𝐢𝐦𝐢𝐫𝐨 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝