yeysan kaa buuxsamin diwaan gelintu
Hage college
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hage college, Educational consultant, laynka dheer, Qardho.
27/05/2026
Ciid Mubaarak
22/05/2026
Jumca Mubaarak
21/05/2026
ogeysiiiiiiis ogeysiiiiiiis ogeysiiiiiiis
18/05/2026
β
Ma tahay arday 12aad ama 8aad ah?
β
Ma u fariisanaysaa imtixaan wasaaradeed?
β
Ma la'dahay cid kaaga waranta imtixaanka aad geli doonto?
β
Mase rabtaa talo bixin iyo jiheyn toolmoon?
π€ Haddii ay jawaabtaadu tahay " HAA".
π Fadlan yuusan ku dhaafin siminaarkan bilaashka ah oo aan kaga hadlayno sidii ardaygu si kalsooni leh imtixaanka ku geli lahaa dhibco uu ku qancona ku keeni lahaa haddii Alle idmo. ππ
π
Maalinta : khamiis ( 21-05-2026 )
β° Waqtiga : 8:30 Subaxnimo
π» Goobta : Online (google meet)
π² Wixii intaas ka faahfaahsan fadlan ku soo biir whatsapp groupka.
πππππππππππ
https://chat.whatsapp.com/Lug1yOjxJxD5SjS2Q4FxGo
π M a h a d s a n i d.
Fill the gap with (a or an)
My friend is ______ honest boy.
24/04/2026
waxaa maanta oo taariikhdu tahay 24/April/2026 noo qabsoomay xiisad Accounting ah oo aan si bilaash ah ardayda F4ka ah ugu faaiideyney.
08/01/2026
Majiraa qof iswaydiyey ''Nebi Maxammed SCW waxaa uu yahuudda la galay heshiis, Haddaba heshiiskaasi natiijadiisu maxay noqotay?''
Jawaabta: ''Heshiiskaasi waxa dhammaan buriyey yahuuda oo balanta ka baxay, Waxaa ay ku dhammaadeen fashil, Khiyaano, dilal ka dhan muslimiinta, Majiro hal heshiis oo yahuudda lala galay oo Nebiga iyo muslimiinta ay ku guuleysteen''. Dowladaha maanta jiro iyo Madaxweyne Cirro oo isku diyaarinayo la heshiinta yahuudda (Abraham Accord), Talow siddee iyaguna kolkoodii ay yahuudda u khiyaani doontaa WAA MOWDUUCA ugu xiisaha badan ee daawashadiisa ay muslimiintu ku farxaayaan.
Nebi Maxammed NNKH markii uu yimid magaalada Madiina waxaa uu heshiis la galay;
1-Banuu Qaynuqa
2-Banuu Nadiir
3-Banuu Qurayda
4-Yahuuddii Khaybar ku nooleyd.
1-Yahuuddii Banuu Qaynuqa waxaa la dhahay ''Aynu ka shaqeyno Nabadgalyada gudaha ee magaalada Madiino''.......Inta ay balanta ka baxeen ayey haweenay Muslimad ah qaawiyeen, Kadibna qof saxaabi ah ayey dileen. Muslimiintuna way u hanjabeen. (Ugu dambeyn iyaga ayaa jabay.
2-Yahuuddii Banuu Nadiir waxaa lagu dhahay ''Aynu ka shaqeyno Amniga gudaha, Haddii qof la dilo waa in aynu magta isla bixinaa''........Inta ay isku muujiyeen kuwo balanta oofinaayo ayey Nebi Maxammed NNKH u soo diyaariyeen qorsho ay ku dilayaan, Haddii uusan Alle malakul jabriil farrin ugu soo dhiibi lahayn, Ficil xun ayey sameyn lahaayeen, Nebiga wuu ka badbaaday..........Ugu dambeyn natiijo waxaa ay noqotay SHALAAY, Suurada Al-xashri Aayada 2.aad ayaa Alle uu uga hadlay wixii ku dhacay.
3-Yahuuddii Banuu Qurayda waxaa lagu dhahay ''Magaalada aynu wada difaacano, Dhanka koonfur ee magaalada adinka ayaa difaacayo, Musliminiinta dhanka waqooyi''.......Intii ay dheheen ''Waa diyaar, balanta waan fulineynaa, Ayey muslimiinta dhabarka ka jebiyeen, Maallin Argagax leh oo muslimiinta horey iyo gadaal looga yimid ayaa dhacday MAALLINTII QANDAQ, Xilli wadnaha iyo indhuhu ay kala taagtaagmeen ayey ahayd Suurada Al-Axzaab: 10-11 Ayaa Alle uu ku faahfaahiyey wixii ku dhacay muslimiinta..........Natiijo maxay noqotay ''Waxaa Nebiga la faray dagaalka kadib, Δ°saga oo seefta iska dhigin waa in uu yahuudda Banuu Qurayda kasoo bilaabaa, Shalay ayey wax weliba ku dhamaadeen.
4-Yahuuddii Khaybar ku nooleyd ''Waxaa ay Nebiga NNKH kula heshiiyeen, Wixii ay beeraan in ay muslimiinta ka siiyaan %50, Haddii si nabadgalya ah dhulkoodii iyo hantidoodii loo dhaafayo, Nebiga waa uu ka aqbalay''............Natiijo maxay noqotay ''Casuumaad shirqool ah ayey u fidiyeen Nebiga NNKH, Kadibne hilib sun ay ku jirto ayey Nebiga soo hordhigeen, Waxaa arrintani kasoo shaqeeyey yahuudii Khaybar si gaar ah haweenay Zaynab Bintu Xaarith loo yaqaanay''.............Natiijo waxaa ay noqotay ''Δ°n haweenaydaasi la qisaaso maadama hal saxaabi uu ku dhintay hilibkii ay sunta kusoo dartay''.
Haddaba, Dowladahaan Carabta ee iska masaakiinta ah iyo Somaliland oo aad daciif u ah, Siddee ayey Israa'iil uga shaqeyn doontaa, Qaabkee loo khiyaani doonaa, Koley qoom intaas oo jeer khiyaanay rasuulka maanta khiyaanadood waa LEVEL kale, Waxaa suurtagal ah ''Arrin iimanka uu ku ziyaado oo markale lagu fahmi doono xaqnimada Qur'aanka in ay soo socoto''.
08/01/2026
Ψ°ΩΨ±
05/01/2026
Be aware from it.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Laynka Dheer
Qardho
00252