25/07/2026
HAMBALYO IYO BOGGAADIN!
Maamulka Taleh Training Center wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda sida guusha leh u dhammaysatay Dufcadda 5-aad (BATCH-5) ee sannadka 2026.
Waxaan idiinku hambalyaynaynaa dadaalkii iyo guushii aad ka gaadheen barashada xirfadaha kala ah:
💻 ICT (Computer-ka)
👨🍳 Cooking (Cunto Karinta)
🧵 Tailoring (Dhar-tolida)
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guul iyo horumar joogto ah. Ilaahay ha idiin barakeeyo cilmigiinna iyo xirfaddiinna.