27/06/2025
Trump , ayaa usoo jeediyay hoggaamiyaha Iiraan, Cali Khamenei inuu runta ka sheego khasaarihii ka soo gaaray dagaalka, isagoo yiri : “ Khamenei adigu waxaad tahay nin iimaan leh— Waa inaad runta sheegtaa — si xun baad u jabtay. isra4l iyadana si xun baa loo garaacay.”
11/10/2024