Safa Technical Institute waa Dugsi Hoy ah (Boarding) laguna barto farsamada gacanta sida birra laabka dhismayaasha, Korontada, dhismaha iyo Biyo gelinta.