Safa Technical Institute

Call Contact the school

Safa Technical Institute Safa Technical Institute waa Dugsi Hoy ah (Boarding) laguna barto farsamada gacanta sida birra laabka dhismayaasha, Korontada, dhismaha iyo Biyo gelinta.

Ardayad qalab ka heshay haayadda Adra
23/12/2022

Ardayad qalab ka heshay haayadda Adra

22/12/2022
Macallin iyo ardaygiisa
17/08/2022

Macallin iyo ardaygiisa

C/qadir kobra oo kasocday rajo project ayaa dhowaan dugsiga farsamada gacanta ee Adhicaddeeye nagu soo booqday
15/06/2022

C/qadir kobra oo kasocday rajo project ayaa dhowaan dugsiga farsamada gacanta ee Adhicaddeeye nagu soo booqday

Shirweynaha waxbarashada 2022
28/01/2022

Shirweynaha waxbarashada 2022

Waxaan u hanbalyaynaynaa adraya labada dugsi ee safa iyo farshaxanba
22/11/2021

Waxaan u hanbalyaynaynaa adraya labada dugsi ee safa iyo farshaxanba

Safa technical institute nd farshaxan domestic school production
20/11/2021

Safa technical institute nd farshaxan domestic school production

Ardayda safa  technical institute qayb ahaan
19/11/2021

Ardayda safa technical institute qayb ahaan

Ardaysa safa technical institute
19/11/2021

Ardaysa safa technical institute

19/11/2021

Dugsiga Farsamada gacanta Safa Technical Institute Adhicaddeeye ee Gobolka Sool.
Ayaa xaflad qalin jabin ah u qabtay adray baratay Farsamada gacanta Korontada Dhismaha guryaha Biyo Galinta iyo Harqaanka.
Ardaydan aayaa qaarkood waxaa waxabarashada ka caawisay Hay'ada ADRA iyadoona siiyey qalabka ay ku shaqaysan lahaayeen.
Wasaaradda waxbarashada Gobolka Sool ayaa bogaadisay ardaydan la baray xirfadaha kaladuwan.

Address

Adhi-cadeye
Sool

Telephone

+252634498954

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safa Technical Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Safa Technical Institute:

Shortcuts

Share

Category