jamacada Alpha faraceeda Degmada sheikh waxaad ka helaysaa dhamaan kuliyadaha kala duwan ee jamacada Alpha university bixiso oo isugu jira heerarka kala duwan Sida Diploma, Degree iyo postgraduate hadaba ha mogaan Alpha inspiring tomorrow's professionals