Alpha University Sheikh Campus

Alpha University Sheikh  Campus

Share

It offers a different specialities programs like DIPLOMA , DIGREE AND MASTER PROGRAMS .

jamacada Alpha faraceeda Degmada sheikh waxaad ka helaysaa dhamaan kuliyadaha kala duwan ee jamacada Alpha university bixiso oo isugu jira heerarka kala duwan Sida Diploma, Degree iyo postgraduate hadaba ha mogaan Alpha inspiring tomorrow's professionals Alpha university is one of the most imodern universities in horn of africa and in our countery "SOMALILAND" and it has different branches in our

26/12/2025

On behalf of the President of Alpha University Burao (AUB), I congratulate all Somalilanders in this occasional milestone in attainment of their recognition.

23/12/2025
Photos from Alpha University Sheikh  Campus's post 22/12/2025

Kulliyadda Sharciga iyo qaanuunka ee Jaamacadda Alpha University Burao iyo Campus ka jamacada ee degmada sheikh waxa ay barnaamij wacyi-dhis ah oo ku saabsan xeerarka Caalamiga ah ee Bin-aadantinimada (International humanitarian law) ku qabatay Dugsiga tababarka Ciidamada qaranka ee degmada Sheekh.

Waxa si qotodheer loo sharxay xeerarka caalamiga ah ee Geneva Conventions ee la xidhiidha muhiimadda ilaalinta xeerarka dagaalada, ilaalinta shacbiga iyo hantida dadweynaha, daryeelka dhaawacyada dagaalka, iyo sida loola dhaqmo maxaabiista dagaalada lagu soo qabto iyo xuquuqdooda.

Barnaamijkan ayaa waxa uu qayb ka yahay dedaalada ku aaddan xoojinta anshaxa iyo qiyamka Ciidamada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku saabsan arrimaha bin-aadantinimada.

Alpha University Sheikh Campus
Alpha University Burco

Photos from Alpha University Burco's post 22/12/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Sheikh?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Sheikh
Sheikh