Sheikh Modern Schools

Sheikh Modern  Schools

Share

Sheikh Modern School is situated in Sheikh, in the highlands of Sahil region (Somaliland).

Currently, the School offers Kindergarten, Primary , secondary and Evening classes

02/01/2026

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻 𝗠𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗮𝗵:

​Dhammaan maamulka, barayaasha, waalidiinta iyo ardayda Dugsiyada Sheikh Modern , waxaanu si xushmad leh idiinku wargelinaynaa in uu maanta ku eegyahay fasaxii yaraa ee u dhexeeyey labada kal-waxbarasho.
​Sidaas darteed, waxaa dib loo bilaabayaa waxbarashadii Kalka Labaad ee sannad-dugsiyeedkan 2025-2026, maalinta berri ah oo Sabti ah, taariikhdu tahay 3-da Jeenawari, 2026 i.a

24/12/2025

Tacsi.
Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Sheikh Modern waxay Tacsi u dirayaan Hooyo Nimco xaashi kaariye oo ku geeriyootay Magaalada hargeysa waxay si gaara uga tacsiyaynayaan Macalin siciid ibraahim maxamed oo ay hooyadii ahayd.
اللهم ارحمها وأدخلها الجنات الفردوس العليا 🤲🤲

18/12/2025

Fasax wanaagsan dhamaan Ardayda iyo macalimiinta Dugsiga Modern

Photos from Sheikh Modern  Schools's post 18/12/2025

part 4
Sawiro maalintii u dambaysay imtixaanka

Photos from Sheikh Modern  Schools's post 18/12/2025

part 3
Sawiro maalintii u dambaysay imtixaanka

Photos from Sheikh Modern  Schools's post 18/12/2025

part 2
Sawiro maalintii u dambaysya imtixaanka

Photos from Sheikh Modern  Schools's post 18/12/2025

18 Dec 2025 Khamiis

Waxa maanta si rasmi ah u soo gabagaboobay imtixaanka Teeramka 1aad ee Dugsiga Sheikh Modern School isaga oo socday muddo Laba Todobaad ah kuna soo dhamaaday jawi farxadeed oo degan iyada oo ardaydu heli doonan laba todobaad oo fasax gaaban ah.

10/12/2025

Examination day 4

09/12/2025

Examination Day 3

08/12/2025

Examanition Day 2

07/12/2025

Mid-Term Examination
Day 1

11/11/2025

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun!

maamulka , macalimiinta iyo ardayda dugsiga sheikh Modern wuxu tacsi u dirayaa macalin mustafe aadan ducaale oo saaka geeri ku timi walaalkii Axmed Aadan Jalawo (Riwaaye) oo ku geeriyooday Hargaysa.

Alle ha u naxariisto, jannadii fardowsan ha ka waraabiyo dhamaan qoyskana samir iyo iimaan ha ka siiyo. 🤲🤲

Want your school to be the top-listed School/college in Sheikh?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Sheikh

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00