Ahmed ganey primary and secondary school Rako

Call Directions Website Contact the school

Ahmed ganey primary and secondary school Rako Himaladeena waa horumarkiina

21/09/2026
πŸŽ‰ HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! πŸŽ‰Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Guddoomiyaha Ururka Ardayda Dugsiga Axmed Ganey, ...
16/09/2026

πŸŽ‰ HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! πŸŽ‰

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Guddoomiyaha Ururka Ardayda Dugsiga Axmed Ganey, Cabdullaahi Maxamed Hiraad, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka, Ayman Siciid Samatar, oo loo doortay hoggaanka ururka ardayda sanad dugsiyeedka 2026–2027.

🌟 Guul iyo hoggaan wanaagsan ayaan idiin rajaynaynaa!
Ahmed Ganey Students Association β€” Midnimo, Waxbarasho & Horumar.

πŸŽ‰ Hambalyo! πŸŽ‰Labada Arday ee ugu sareeyey Fasalkasta.Maamulka, macallimiinta iyo bahda Dugsiga Axmed Ganey waxay hambaly...
27/07/2026

πŸŽ‰ Hambalyo! πŸŽ‰

Labada Arday ee ugu sareeyey Fasalkasta.

Maamulka, macallimiinta iyo bahda Dugsiga Axmed Ganey waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan labada arday ee ugu sarreeyey fasal kasta, kuwaas oo dadaal, karti iyo anshax wanaagsan ku mutaystay kaalmahan sare ee Imtixaanka Kalka 2aad ee Sanad-dugsiyeedka 2025–2026.
Guushiinnu waa mid aad ku faani kartaan, waxaadna dhiirrigelin u tihiih dhammaan ardayda kale. Waxaan idinku boorrinaynaa inaad sii waddaan dadaalka, akhlaaqda wanaagsan iyo jacaylka aqoonta.

Alle ha idiin siyaadiyo cilmiga, faham iyo caafimaadka. Hana idiin fududeeyo waxbarashadiinna, ha idiinka dhigo ubadka dalkooda iyo diintooda anfaca. Aamiin.

Sidoo kale, hambalyo waxaan u diraynaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta kaalintooda muuqata ka qaatay guushan. Waxaan rajaynaynaa in guulo intan ka sii waaweyn la gaadho mustaqbalka.
πŸŽ“ Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!
πŸ“š Aqoontu Waa Awood (Knowledge is Power

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AHMaamulka Ahmed Ganey Primary and Secondary School wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda Dugsiga Hoose/...
26/07/2026

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH
Maamulka Ahmed Ganey Primary and Secondary School wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe (fasalada kowaad ilaa todobaad) in natiijada Imtixaanka Finalka ee Sanad Dugsiyeedka 2025–2026 la shaaciyey.
πŸ“Œ Sida loo hubiyo natiijada: Guji link-ga hoose, kadibna geli Roll Number-ka ardayga:
πŸ”— https://ahmedganey.github.io/Natiijada2025-2026/

⚠️ FG: Natiijada ardayda Dugsiga Sare weli lama shaacin. Waxaa la soo gelin doonaa 28/07/2026, Insha Allaah.
πŸŽ“ Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul, horumar iyo mustaqbal ifaya.
πŸ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
Madaxa Imtixaanaadka
Ustaad Ahmed Yaasin
πŸ“± Tel: 0907643296

Hambalyo 1-da Luulyo πŸ‡ΈπŸ‡΄
30/06/2026

Hambalyo 1-da Luulyo πŸ‡ΈπŸ‡΄

𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬    𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬  Waxa la ogaysiinayaa dhammaan macalimIinta iyo ardayda dugsiga  in maalinta beri dugsigu uu yahay ...
28/03/2026

𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬 𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬
Waxa la ogaysiinayaa dhammaan macalimIinta iyo ardayda dugsiga in maalinta beri dugsigu uu yahay 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗫.

Address

Rako Raaxo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed ganey primary and secondary school Rako posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ahmed ganey primary and secondary school Rako:

Shortcuts

Share

Category