16/07/2026
Guushaada Maanta waa saamayntaada Bari.........kasoo muuqo farxada maalintaada....
Its officially recongnised by the puntland state of somalia GUTALE INSTITUTE OF MEDICAL SCIENCE.
16/07/2026
Guushaada Maanta waa saamayntaada Bari.........kasoo muuqo farxada maalintaada....
15/07/2026
Hamplyo dhaman Ardada Ay malintoda sodhowdahy
‘Gulesta dhalinyaro’
Olalaha Dhis xirfada cafmad xiliga xaga
Guuleeysta.
27/06/2026
Waxaa si guul ah kusoo dhamaaday imtixaankii finalka ahaa (Osce Examkii ) arydayd baratay qeeybta sheeybaarka .
Insha Allah Guulabadan gaara.
22/06/2026
Mamulka iyo Macaliminta Machad-ka Gutale Waxay katacsiyenayan Gerida kutimi Ardayad kamid aheed Ardayda Kuliyada -Omar alle ha unaxaristo janoyinkisana ha ku arsaqo ehelka ay kabaxdayna Samir alle hakasiyo Nafkastana geerida way dhamin.
Field traning .
11/06/2026
Ardayda Mac-hadka Gutale gaar ahaan Qeeybta umulisada ( department Of Midwife).oo aay hogaaminayaan Dhaqaatiir iyo barayaal sare ayaa maanta wacyigilin kasamayay MCH camp shabeele. ( field Trip) part II.
11/06/2026
Ardayda Mac-hadka Gutale gaar ahaan Qeeybta umulisada ( department Of Midwife).oo aay hogaaminayaan Dhaqaatiir iyo barayaal sare ayaa maanta wacyigilin kasamayay MCH camp shabeele. ( field Trip) part I.
| Monday | 06:00 - 12:00 |
| 15:00 - 22:00 | |
| Tuesday | 06:00 - 12:00 |
| 15:00 - 22:00 | |
| Wednesday | 06:00 - 12:00 |
| 15:00 - 22:00 | |
| Saturday | 06:00 - 12:00 |
| 15:00 - 22:00 | |
| Sunday | 06:00 - 12:00 |
| 15:00 - 22:00 |