Abdiladif Bilaal Intermediate School

Abdiladif Bilaal Intermediate School

Share

Waa bogga rasmiga ah ee Abdiladif Bilal Intermediate School. Ka daalaco waxqabadka dugsiga.

03/08/2026

DAAWO OGEYSIISKA: Dugsiga Hoose/Dhexe ee Abdiladif Bilal, Waxaa si toos ah uga socda Diiwaan-gelinta ardayda cusub.

Maanta oo taariikhdu tahay 03-08-2026 ayuu dugsigu dib u furmay, sidoo kale duruusta ayaa si rasmi ah loo bilaabay.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir; +252907720846, +252907738594 ama +252907733559

SOO DHAWAADA.

01/08/2026

๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐— ๐—จ๐—ก๐—”๐—”๐—ฆ๐—”๐—•๐—”๐——๐——๐—” ๐—”๐—”๐—ฆ๐—”๐—”๐—ฆ๐—ž๐—” ๐—ฃ๐—จ๐—ก๐—ง๐—Ÿ๐—”๐—ก๐——
Dugsiga ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—น waxa uu bulshada Puntland ugu hambalyeynayaa sannad-guurada 28aad ee aasaaska Puntland.

Waxaan Puntland u rajaynaynaa nabad, barwaaqo iyo horumar waara.

30/07/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH;

Dhamaan bulshada ku nool magaalada Qardho waxaa la ogeysiinayaa in dugsiga Hoose/Dhexe ee Abdiladif Bilal uu dib u furmaayo oo casharadu ay si toos ah u bilaaban-doonaan Maalinta Isniinta ah ee taariikhdu ku beegantahay 03-08-2026.

Sidoo kale waxaa la ogeysiinayaa bulshada ku nool magaalada ee ubadkooda la jecel waxbarasho tayo sare leh in dugsigu uu qaadanaayo arday cusub, Diiwaan-gelintu waxay bilaabanaysaa Maalinta Axadda ah ee taariikhdu ku beegantahay 02-08-2026.

Dugsiga Hoose/Dhexe ee Abdiladif Bilal wuxuu leeyahay gawaari ardayda kasoo qaadaysa xaafadahooda kuna celinaysa xaafadahooda.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir; +252907720846 ama +252907733559.

SOO DHAWAADA.

19/07/2026

Dugsiga ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—น ugu imow ๐—ง๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ง๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ.

10/07/2026

Dugsiga Hoose/Dhexe ee ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—น.
๐—ง๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ง๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ.

30/06/2026

๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐— ๐—จ๐—ก๐—”๐—”๐—ฆ๐—”๐—•๐—”๐——๐——๐—” ๐Ÿญ-๐——๐—” ๐—Ÿ๐—จ๐—จ๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Toddobaadka xorriyadda Soomaaliyeed waa mid ku suntan, una taagan gobannimada, midnimada iyo jiritaankeenna.

24/06/2026

๐——๐—ข๐—ข๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐—›๐—ข ๐—ค๐—ข๐—™ ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—–๐—ข๐—— ๐—”๐—›
Dugsiga ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—น waxaa ka go'an in ardayda la baro habka ay u dhacdo doorashada ๐—ค๐—ผ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ผ๐—ฑ-ka ah iyo in qofka lagu doorto Kartidiisa iyo Waxqabadkiisa si fursad loogu siiyo u adeegidda bulshada.

Sanad-kasta ardaydu waxay habkaas ku doortaan Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka ardayda.

16/06/2026

๐—ง๐—”๐—ฅ๐—ง๐—”๐—ก ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก๐—˜๐—˜๐——
Dugsiga Abdiladif Bilal, oo muhiimad gooni ah siinaaya kor u qaadidda tayada waxbarashada ayaa sanad kasta laga qabtaa ๐—ง๐—”๐—ฅ๐—ง๐—”๐—ก ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก๐—˜๐—˜๐—— u dhaxeeya arday isku-dhaf ah oo ka kooban dhamaan fasalada dugsiga.

06/06/2026

Dugsiga Abdiladif Bilal, sanad kasta waxaa si wayn looga xusaa Maalinta Calanka Soomaaliyeed si mudnaan gooni ah loo siiyo wadaniyadda, ubadkana loo baro Calankooda, Dalkooda iyo Taariikhdii Halgamayaashii Xornimo u dirirka.

29/05/2026

1 Maalin baa ka harsan,
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland 2025-2026.

Goor h**e imoow Xaruntaada Imtixaanka, kana taxaddar aqoonsiga, qalinka (Qalin Bic & Qalin Rasaas), goonta/tirtiraha qalin rasaaska iyo agab kasta oo muhiim kuu ah.

GUUL WACAN.

Want your school to be the top-listed School/college in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Qardho