14/08/2026
Qayb ka mid ah Munaasabadda Abaalmarinta Ardayda:
Qaybtan waxay ahayd mid ka mid ah munaasabaddii lagu guddoonsiinayey abaalmarinnada iyo shahaadooyinka ardaydii ku guulaysatay dhammeystirka hingaadda iyo ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii sannad-dugsiyeedka 2025/2026.
Intii ay munaasabaddu socotay:
๐
Waxaa si rasmi ah loo guddoonsiiyey ardayda abaalmarinnadii iyo shahaadooyinkii ay mutaysteen.
๐จโ๐ฉโ๐งโ๐ฆ Marti sharaftii, waalidiinta iyo macallimiintu waxay kala qaybsadeen farxadda iyo hambalyada ardayda.
๐ค Waxaa la bogaadiyey dadaalka ardayda, kaalinta waalidiinta iyo juhdiga macallimiinta ee horseeday guushan.
๐ Munaasabaddu waxay ku soo dhammaatay jawi farxad, is-xushmayn iyo dhiirrigelin, taas oo xoojinaysa qiimaha ay waxbarashadu u leedahay bulshada.
Dugsiga Daarul Cilmi โ Qardho
Halka aqoonta, akhlaaqda iyo horumarku ku kulmaan.
12/08/2026
Maamulka Dugsiga Daarul Cilmi โ Qardho ayaa qabtay munaasabad lagu abaalmariyey 33 arday oo dhammeystay hingaadda, iyo ardaydii galay kaallimaha h**e ee imtixaankii sannad-dugsiyeedka 2025/2026. ๐๐
Munaasabadda waxaa ka soo qayb galay marti sharaf kala duwan, oo ay ka mid ahaayeen:
๐น Isuduwaha Wasaaradda Caddaaladda, Diinta iyo Awqaafta Gobolka Karkaar
๐น Maamulka Machadka Xaaji Cabdi
๐น Guddoomiyaha Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika
๐น Guddiga Xaafadda Kaambo, gaar ahaan Xaafadda Cilmi.
Munaasabadda ayaa ahayd mid lagu dhiirrigelinayo ardayda, laguna bogaadinayo dadaalkooda iyo guulahooda waxbarasho.
Hambalyo dhammaan ardayda guuleysatay! ๐น๐
Dadaalkiinna maanta waa guusha berri.
02/08/2026
๐ WELCOME BACK TO SCHOOL
๐
Berri oo ku beegan 03/08/2026, waxaa si rasmi ah u furmaya Dugsiga Daarul Cilmi, waxaana si diirran u soo dhoweynaynaa dhammaan ardayda.
๐ Diiwaangelintu wali way socotaa. Haddii aadan weli isdiiwaangelin, ka faaidaysi wacan .
waxaad noogu timaadaa :
๐ Waxbarasho tayo leh.
๐จโ๐ซ Macallimiin khibrad leh.
๐ Tarbiyad Islaami ah iyo akhlaaq suuban.
๐งฎ Dhisidda kalsoonida iyo moralka ardayda .
๐ Imtixaano, tartanno iyo horumarinta hibada ardayda.
๐ค Xiriir joogto ah oo lala yeesho waalidiinta.
๐ซ Dugsiga Daarul Cilmi.
Halka aqoonta, akhlaaqda iyo horumarku ku kulmaan.
soo booqo xafiiska ama
nagala soo xiriir 6726256 ama 6799891
26/07/2026
๐ข OGEYSIIS โ DIIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB WAA FURAN TAHAY!
๐ซ Dugsiga Daarul Cilmi wuxuu si rasmi ah u bilaabay diiwaangelinta Ardayda Cusub ee sannad dugsiyeedka 2026โ2027.
๐ F.G.
๐ ๐ Diiwaangelintu way furan tahay.
๐จโ๐ ๐ฅ Tirada ardayda waa kooban tahay.
โก๏ธ Fursadda ka faa'iidayso, horay u gaara .
๐
๐ Waxbarashadu waxay dib u bilaabanaysaa
โก๏ธ 3-da Agoosto 2026.
๐ Daarul Cilmi school .
โก๏ธ Waxaad ka helaysaa waxbarasho tayo leh, tarbiyad wanaagsan, oo ah itus iyo itaabsi.
๐ โ๏ธ Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
๐ฑ 6725256
๐ฑ 6799891
๐ฑ 7263441
๐ฟ Ku soo dhowaada Dugsiga Daarul Cilmi โ Halka aqoonta, akhlaaqda iyo horumarku ka bilowdaan.