Ihsan primary, intermediate and secondary school qardho

Ihsan primary, intermediate and secondary  school qardho

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ihsan primary, intermediate and secondary school qardho, School, Qardho.

Photos from Ihsan primary, intermediate and secondary  school qardho's post 07/05/2026

Khamiis 07/05/2026

Waxaa Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee AL _ IXSAAN QARDHIO booqasho iyo kormeer ku yimid Guddoonka waxbarashada ee Gobalka Karkaar iyo Degmada Qardho.
-------------------------------------------
Guddoomiyaha waxbarashada Gobalka karkaar Bashiir Axmed Maxamuud oo uu weheli Guddoomiyaha waxbrashada ee Dedmada Qardho Mahad Yusuf

Booqashada masuuliyiinta ayaa waxa ay daaranayd,
1. indha indhaynta iyo sida habsimada leh ee usocdo, imtixaanka Sanad Dugsiyeedka qaybtiisa dambe.
2. wacyi gelinta ardayda imtixaanka shahaadiga ah.

Ugu dambayn, masuuliyiinta, ayaa bogaadiyay soo dhowaynta diiran ee maamulka Dugsigu u sameeyay,

Waxa ayna ardayda kula dardaarmeen masuuliyiintu in ay si degan uga shaqaystaan imtixaanka ,laguna dadaalo wax aqrinta.

••••••DHAMMAAD•••••

Photos from Ihsan primary, intermediate and secondary  school qardho's post 04/05/2026

Isniin : 4/05/2026.
Jadwalka Imtixaanka kal-ka 2aad, ee Sannad Dugsiyeedka 2025/2026.
------------------------------------
Maamulka iyo macallimiinta Dugsigu waxa ay ardayda ku dhiiri galinayaan in ay dadaalaan, Kana faa'idays taan wakhtiga kadhiman Imtixaan ka

Dhammaan ardayda waxaan u rajaynay naa guul, insha Allh

Photos from Ihsan primary, intermediate and secondary  school qardho's post 30/03/2026

War-galin

Maanta oo Taatiikhdu tahay 30-3-2026 dugsiga Hose,dhexe iyo Sare Al-ixsaan waxa uu ku wargelinayaa Ardayda iyo waalidiinta in maanta dugsiga yahay fasax, maadaama ay roobab magaalada ka da'een
isku isu socodka xafadaha magaladana adagyahay.

Photos from Ihsan primary, intermediate and secondary  school qardho's post 12/03/2026

Khamiiis 12/3/2026, waxaa maalintii labad galay, imtixaanka billahah kal-ka dame sanad dugsiyeedka 2025-2026.

Guul insha Allah Dhammaan Ardayd.

10/03/2026

Bilowga Imtixaanka Billaha, iyo madooyinka, lagalayo Bari.

Photos from Ihsan primary, intermediate and secondary  school qardho's post 06/03/2026

Abaal marinta , Ardayda kaalmaha galay imtixaanka, Kal-ka 1aad ee sand dugsiyeedka 2025-2026.

Photos from Ihsan primary, intermediate and secondary  school qardho's post 05/02/2026

Khamiis , 05- Feb , 2026

Waxaa saaka Dugsiga sare Al- ixsaan soo booqday Gudoomiyayaasha gudiyada ardayd. Qaar kamid ah Dugsiyada Sare qardho oo kala ahaa :
1. Gudoomiyaha ardeyda al-muntada
2. Gudoomiyaha ardeyda al-Az'har.
3. Gudoomiyaha ardeyda shiikh cusmaan.

waxaa kusoo dhaweeyay Daabuurka iskoolka Gudoonka guddiga ardayda Dugsiga Al- ixsaan, Gu: c/qaadir faarax axmad.

Ujeedada booqashadu waxay ahayd aqoon is dhaafsi iyo xoojinya Xiriirka ardayda waxkabarta Dugsiyada ay ardaydu kakala socdeen , iyo sare uqaadista wacyiga ardayda gaar ahaan kobcinta akhriska , kafaa'iideysiga Tiknooloojiyadda.

Ugu damayn waxaa maamulka iyo macaliminta dugsiga sare Ee Al- ixsaan u mahad celinyaa maamulka iyo macaliminta dugsigayda Sakay gudoon kooda ardayda, soo booqdeen Ee kala ah
1. Dugsiga sare sheikh osman
2. Dugsiga sare Muntada
3. Dugsiga sare Al Azhar.

ALLA MAHADLEH

Photos from Ihsan primary, intermediate and secondary  school qardho's post 03/01/2026

Mahadsanid macalim.

Waxaa sanad walba qabsooma kulankaan oo lagu mahadceliyo Barayaasha, isla markaana la isigu xog waresyto hawlaha adag ee qabsoomay iyo kuwa soo socda ee hortaminta leh.

Ihsan primary, intermediate and secondary school qardho

20/12/2025

Dhammaadka imtixaanka kalka-h**e ee sanad dugsiyeedka iyo dareenka ardayda.

Photos from Ihsan primary, intermediate and secondary  school qardho's post 16/12/2025

𝐃𝐞𝐜𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟏𝟔, 𝟐𝟎𝟐𝟓
Waxaa saaka si habsami leh usoo dhammaadey Imtixaanka Kalka 1aad ee Sannad Dugsiyeedka 𝟐𝟎𝟐𝟓-𝟐𝟎𝟐𝟔.
Guuleysta Dhammaan Ardayda Al-ixsaan school.

01/12/2025

Shaacinta jadwalka imtixaanka kal-ka h**e ee sanad Dugsiyeedka 2025-2026.

Want your school to be the top-listed School/college in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Qardho