Xorgoble Primary and Intermediate School

Xorgoble Primary and Intermediate School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xorgoble Primary and Intermediate School, Elementary School, Xorgoble, Qardho.

Photos from Xorgoble Primary and Intermediate School's post 07/05/2026

Waxaa manta oo khamiisa taariikh tahay 07/05/2026 booqasho ku yimi iskuulka hoose dhexe ee xorgoble gudoomiyaha waxbarashada gobolka karkaar bashiir ahmed maxamud iyo gudoomiyaha waxabarashada degmada mahad yusuf axmed
Maamulka iskuulka xorgoble caasho cabdi aw muuse iyo mamule ku xigeenka iskuulka faarax cabdulahi faarax iyo dhamman macalimiinta ayaa si wanagsan ugu soo dhoweyey ugana mahadceliyey booqashada oo ku soo beegantay xilli ay ardaydu ku jiraan imtixaankii kalka labaad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026

Ardayda ayaa si wanagsan ugu socdaa imtixaanku guul wacan insha allah

Photos from Xorgoble Primary and Intermediate School's post 15/05/2025

Manta oo khamisa 15/05/2025
Waxa soo gabagaboobay imtixaankii kalka labaad ee sannad dugsiyeedka 2024/2025
Dhammaan arday iskuulka xorgoble primary waxaan u rajayn guul insha allah

Photos from Xorgoble Primary and Intermediate School's post 07/05/2025

Manta oo arbaca
tariikh 07/05/2025
Dhammaan ardayda iskuulka Xorgoble primary and intermediate school Gardo waxa lagu wargelin in saka fasax yahay madaba roob da'a

Photos from Xorgoble Primary and Intermediate School's post 17/11/2024

Manta oo axada 17 November 2024
Kormeeridda hananka waxbarashada loo dhan yahay oo iskuul xorgoble primary uu ka mid yahay kuwa loo tababaray hanankaas ayaa kulamo lala yeeshay mamulka macallimiinta ardayda ayaa noqday mid nira dhal wanagsan yeeshay

14/09/2024

Ogaysiis Ogaysiis

Berito oo taariikhdu tahay 15/09/2024
Dugsiga Hoose/Dhexe ee xorgoble Primary and Intermediate School waa Fasax maadaama Beri ay ku beegantahay dhalashaddii suubanaheena Nabi Muxamed صلي الله عليه وسلم

Photos from Xorgoble Primary and Intermediate School's post 10/03/2024

Munaasabad lagu Dhiirigalinaayo Ardayda Dugsiga hoose Dhexe ee Xorgoble Qardho ayaa isugu jirtay arday tartankii cilmi ee sanadlaha ahaa ku guulaystay iyo ardaydii kaalmaha h**e ka gashay sanad dugsiyeedka 2024 kaalmaha h**e gashay

Maamulka iyo macalimiinta ayaa kulanka ugu mahadceliyey ardayda dhaman inta kalena u sheegay in ay dadaalaan dhanka akhriska sidoo kalena u tusaaleeyey muhiimada akhrisku leeyahay

05/12/2023

Manta oo talaada ah taariikhdu tahay 05-12-2023
Mamulka iyo macalimiinta iskuulka Xorgoble Primary and Intermediate School Gardo ayaa
Diiwaan gelin qabasho u sameeyeen ardayda ka yimi sheerbi si ay waxbarashadooda u sii wataan

Iskuulka ayaana dhammaan ardayda si gacma furan leh u soo wada dhowayn doona insha allah

Photos from Xorgoble Primary and Intermediate School's post 05/11/2023

Mamulka macalimiinta iyo ardayda iskuulka Xorgoble Primary and Intermediate School Gardo ayaa waxa u soo gaba gaboobay tartankii doorashada gudoonka ardayda bilaamay 7:30 am subax nimo Kuna dhamaday 10:30 am
Waxaa ku guulaystay ardayda Kala ah
1.Gudoomiyaha yaxye cabdulahi cal xuseen
2. Gudoomiye ku xigeenka luul idiris qaasim cali

Hamblyo hamblyo insha allah

Photos from Xorgoble Primary and Intermediate School's post 02/11/2023

Manta oo khamiis ah tariikh tahay 02/11/2023
Mamulka iyo macalimiinta iskuulka Xorgoble Primary and Intermediate School Gardo ayaa abaal marinadii imtixaanka bilaha ah gudoonsiiyey ardayda gashay kaalmaha h**e
Sido kalena ku dhiiri geliyey muhiimada akhrisku u leeyahay ardayda

Want your school to be the top-listed School/college in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Xorgoble
Qardho