22/03/2024
SOO DHAWAYNTII LABADII GABDHOOD TARTANKA QUR'AANKA GABDHAHA PUNTLAND KAALINTA 2AAD IYO KAALINTA 3AAD KASOO GALAY
SI WACAN QARDHO LOOGU SOO DHAWEEYEY
Ururka HAGE waa mid ka shaqaynaya arimaha haweenka.
22/03/2024
SOO DHAWAYNTII LABADII GABDHOOD TARTANKA QUR'AANKA GABDHAHA PUNTLAND KAALINTA 2AAD IYO KAALINTA 3AAD KASOO GALAY
SI WACAN QARDHO LOOGU SOO DHAWEEYEY
20/03/2024
Berrito 20/3/2024 Waxaa Magaaladda Qardho Lagu soo dhoweynayaa Doonaa Insha alaah Sowda Abdirahman Adam Iyo Suleym Mohamud Mohamed Oo Kaalmaha H**e Ka galay Tartanka Qur'aanka kariimka Ee Hablaha Puntaland Oo ay Sanad walba Qabato Madasha aj-yaal
Wxaa lagu soo dhoweynayaa Banaanka Magaalada dhanka Boosaaso
Waqtiga Waa Salaada Casar Kabacdi 3:40 Insha aalh
Kasoo qeybgal Wacan Soodhoweynta Hablaha
26/06/2023
Ururka Hablaha Haldoorka Magaalada Qardho Hage Organisation Ayaa Baraamijka u qabtay d
Dhalinyarada magaalada Mawduuca Dhalinyarada iyo wakhtiga oo lagaga hadlaayey muhiimada Wakhtiga Dhalinyaronimada laguna baraarujinayey dhalinyarada inay si fiican uga faaidaystaan Dhalinyaronimadooda
Waxa Baraamijka si heer sare ah u Qaabaa dhigtay ustaadah Fatima xubi oo ah Murabiyad ku xeel dheer Arimaha Dhalinyarada
Wadartiin waa ku mahadsan tihiin habka maamuuska leh ee uga soo qayb gasheen Baraamijka
Si gaar ah mahadsanid ustaadah fatima xubi
23/06/2023
Hadii Aad Qardho joogto Fadlan Nagala Soo Qayb Gal
Baraamijka Qiimaha badan oo ay Inoo soo jeedinayso
Ustaadah Fatima Xubi
Ahna khabiir Arimaha dhalinyarada
Waxay falaaqayn doontaa sida dhalinyaradu wakhtiga dhalinyaronimada uga faaidaysan karaan
Habeenka Axadu soo galayso 6:30
Goobtu waa Safari Hall
19/05/2023
19/05/2023
Ururka Hagge ayaa xallay magaalada Qardho waxa uu kusoo bandhigay barnaamish ku saabsan saameenta cafimaad darro ee ka dhasha daadadka soo rogmadda iyo sidda looga hortagi karo xanuunada ka dasha.
https://fb.watch/kDhsLp724P/?mibextid=Nif5oz
Gabdhaha Ururka Hage oo xalay Baraamij wacyigelin Caafimaad ah ku Qabtay magaalada Qardho
17/05/2023
Fadlan Naga Soo Qayb Gal Baraamijka Wacyigelinta Caafimaad Ee ay Qabanayaan
Hage Organisation
Wa Baraamij muhim u Bulshada Qardho
Mowduuca: Saamayn Noocee ah Ayuu Daadku ku Reebi karaa Caafimaadka Bulshada?
Goobtu : waa Signal library
Goortu : waa Habeenka jimcuhu soo galayo
Amintu : Waa Bacdal Makhrib 6:30
06/09/2022